Sign in to follow this  
Maaddeey

Jannaaale

Recommended Posts

Maaddeey   

Lol, the best thing in here is Cawaale's paranoia!.

Thanks for the welcome, lkn inaan Umudunyaa imid waa ogeydoo mukhabarat-kaa u shaqeydaahe, xaadan koob shaahiya iigu macsuumin?.

Macalin Cali is now a judge at the subreme crt in Jowhar, maa soo salaantid caasiyahow! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

War Maaddeey ha la daayo beryahan jiq bay ku tahaye. Af Soomaaligii uu is ilowsiiyey buu hadda raba inuu si intensive ah isku baro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Af soomaaligee, sxb?. Meesha sawirro leen ku soo dhejiyee see wax u jiraan?, mise comment-iga halka sadar ah baa wax ka qaldanyihiin!. Waataad markaad rabto ninka fiican ahaaye bal waxa jira ii sheeg!. Reer sol marki geel loo heeso maxay digaaga ugu geeraaraan? :D

 

Mawduuca rabta yaal hadaadan ka hadli karin iska aamusa, where is the admin?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi ninkaan Maaddeey halla yaabin, Soomaaligii iyo Carabigii baa beryahan iskaga dhex furfurtay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this