Sign in to follow this  
Aaliyyah

Cuqaasha Iyo Waxgaradka Buhoodle Oo Ka Jawaabay Baaqii Kasoo Baxay Beesha Qorulugud-

Recommended Posts

Aaliyyah   

(Video)-

Lasanod Online. Thursday, June 14, 2012

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Cuqaasha, Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Cayn, ayaa maanta jawaab ka Bixiyey Baaqii..

 

dhowaan kasoo yeedhay beesha Qorulugud.

 

Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay aqalka odayaasha ee magaalada Buuhoodle, ayaa waxaa lagaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu waynayd hadal dhowaan kasoo yeeray qaar ka mid ah beelaha deegaanka qorulugud, kuwaas oo sheegay in ay nabad ugu baaqayaan beelaha Buuhoodle.

 

Odayaasha maanta kulanka yeeshay ayaa waxay wax lagu qoslo ku tilmaameen hadalka beeshaasi, waxaana ay sheegeen in aysan jirin wax wada hadal ah oo hada meesha yaala inta Maleeshiyada maamulka Somaliland ay ku sugan yihiin guud ahaan deegaanada maamulka Khaatumo State.

 

Waxay hoosta ka xariiqeen in midnimada Somalia iyo maamulka Khaatumo ay yihiin kuwo muqadis ah.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

It's stomach sickening people calling themselves as intellects, cuqaal and nabadoono to call peace when in fact their militia occupies the homes, towns and water wells of those people they calling for peace.. War beelaha somaliland ma waalanyihiin mise Wiifow bay saaran yihiin..

 

Buhodle elders responded appropriately to nonsense peace calls from Beelaha Habaraha.. Nabada idinkaa hortaagan ee ka baxa dhulkan aydan lahayn haday dhab idinka tahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ Well said. Nabada maamulka somaliland/reer waqooyi galbeed yaga baa hor taagan. Waa in ay ka baxaan dhamaan degmooyinka Khaatumo State of Somalia. Taasna weeye inta ay tahay odayaashoodu in ay maamulkooda Somaliland ku booriyaan, taasi wa haday nabadu dhab ka tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odayaasha reer Qorilugud iyo madax dhaqmeedka reer qorilugud can only call for peace in the Buhoodle district. But they are not politicians they have no say in Military issues you have to be with the Somaliland interior minister Nur arale duur and the commander of the armed forces and other politicians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this