Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khaatumo's Buhoodle mayor resigns due to pressure from Faroole Loyalists

Recommended Posts

Somalia   

Looks to me internal infighting, what this has to do with Puntland is beyond me. It looks to me like reer Buhoodle is struggling with Khaatumo movement as said from the get go.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Garoowe oo Olole xoogan ku wada Shakhsiyaadka dabacsan ee ku jira Golayaasha Khaatumo.

 

Maamul goboleedka Waqooyi bari ee dalka Soomaaliya isla markaana uu hogaamiyo C/Raxmaan Maxamed Faroole ayaa suxul duub ugu jira inuu duufsado shakhsiyaadka aan laga fiirsan magacaabistooda ee ku jira maamulka Khaatumo gar ahaan kuwa jogooyinkahoose haya.

Shalay ayey ahayd markii ay gaxaysteen Kayse Xaaji Cali oo ahaa Maayirkii Khaatumo ee Buuhuudle ayaa loo adeegsaday canaasiir ka tirsan kuwa u adeega maamulka Firdhiye Faroole, kaasoo sheegay inuu iska casilay jagadiisa asagoo goor danbe sheegay in beeshiisu culays saartay,walow beeshiisa Cuslayska saartay la garan waayey .

 

Shabakada Horufadhiayaa ogaatay in Hoosgalada u shaqeeya maamulka faroole ee uu daba ka riixayo ay qorteen shakhsiyaad ay ka dareemeen dabacsanaan iyo weliba baahi dhanka noloshooda ah, kuwaasoo ay ku tuhmayaan Saboolnimo inay gaxuyastaan oo ay siiyaan sandareero yar oo ay kaga iibsanayaan dhalashadooda.

 

Cashuurta shacabka derika ah ee gobolada Waqooyi bari SOomaaliya ayaa inta badan lagu bixiyaa kalajajabintakhatumo ,ayadoo aysan jirin cisd kamudaharaadaa, halka Askarta ka tirsan maamulkaas aan bilooyin lasiin mushaharaadkooda.

Shabakada Horufadhi ayaa waxaa soo gaadhaya dhanbaalo ay soo gudbinayaan shacabka reer Khaatumo, kaasoo ay maamulka kula talinayaan in ay iska hubsadaan dadka ay wax u dhiibanayaan, isla markaana ay iska ilaaliyaan in marka horeba nin hunguri doon ah wax loo dhiibto,bedelkii la adeegsan lahaa Qadiyad doon qadadiisa haysta.

Maamulkii hore ee SSC ayaa sidan oo kale xubno noocaas ah looga gaxaystay inta xoogaa maalin dagala ah looga soo diray maamulada Hareeraha,kuwaasoo ayagooxiimaya iskaga cararay shaqadii ay dadkooda u hayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this