Sign in to follow this  
Aaliyyah

Ragga Koofurta Somalia xasuuqa ka wada ee argagixisada Al-Shabaab hogaamiyo yeey yihiin?

Recommended Posts

Abwaan   

Meel saldhig u ahayd qarankii Soomaaliya oo dadku at wada fiirsanayeen, dedaalna ugu wada jireen inay xukumaan including iyaga laftooda bay barbar-dhigayaan degaanno kale oo dalka ka mid ah. Waannu isku nimid waannu niri saan iyo bakhbakh meesha waa taal. Koofurta waa la wada waalay ee keligeed isma waalin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shabaab 2006 bay timi Somalia iyo Koonfurta Somalia..Maxamad xaashi Wuxu ka hadlayey sagaashanmeedyeedi dagaaladi warlordyada. Shabaab na maha reer ama qabiil ama qolo waxa ku jira afghansitan pakistan carab maraykan qabilkasta Alqaeda east Africa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this