Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave loses Tukaraq customs to Khaatumo state

Recommended Posts

Deg-Deg: Xoogaga Khaatumo State oo Lawareegay Kastamka Degamada Tukaraq.

 

Tukaraq (Allssc.om) 04 Jun 2012

Ciidanka Nabadgelyada ee Dawlad goboleedka Khaatumo State ayaa Maanta sirasmi ah ula wareegey gacan ku haynta Kastamka magaalada Tukaraq ee gobolka Sool.

Horay ayaa ciidamada & Maamulkuba digniin ugu jeediyeen Calooshood ushaqaystayaashii goobtaasi gaadiidka cashuuraha kaga guran jiray, waxayna maanta lawareegeen dhamaaanba howlaha halkaasi ay kaqaban jireen dadka ka calooshood la ciyaarka ah.

Muhiimada Kastamkan.

Kastamka degamada Tukaraq ee ay maanta la wareegeen Gacan kuhayntiisa Ciimada Maamulka Khaatumo Stata ayaa waxaa Lagu cashuuraa dhamaan gaadiidka isaga kala goosha Qaybo kamida Dalka Ethopia, Gobolada waqooyi, deegaanada Khaatumo & Guud ahaan Dhamaan gobolada kale ee dalka Soomaaliya.

Wuxuuna kamid yahay kaabayaasha dhaqaale ee deeganada maamulka Khaatumo State ee kusii hadhsanaa Maamulkii horay uga tirsanaayeen shacabka Khaatumo islamarkaana ay dhisteen , laakiin dhulkii bixiyey, Qaarna laga qabsaday.

Goob joogayaal kusugan degmada Tukaraq ayaa Warbaahinta Codka dawlada u xaqiijiyey inay iminka si habsami ah usocoto howlihii cashuur ururintu, islamarkaana ay qayb ka yihiin kuwa horay khaatumada useeganaa laakiin hada soo haleelay.

Isku soo wada duuboo waxaa Is daba joog ah guulaha dhincayada badan taabanaya ee usoo hoyonaya Dawlad goboleedka Khaatumo State ee curdanka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Allssc.com

 

You post articles from them when you find it necessary to slander Puntland, have you no shame?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I'm saying you need to stop double talking niggsa man, wtf is up with that? That shit isn't cool. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maleeshiyada Khaatumo Oo Ciidamada Puntland Kala Wareegtay Kastamka Degmada Tukaraq.

 

Tukaraq(Ramaas) June, 4, 2012- Wararka ka imanaya gobolka Sool yaa sheegaya in ciidamo taabacsan kooxda Khaatumo State ay saaka xoog kala wareegeen ciidamada maamulka Puntland kastamka Bari ee degmada Turaq ee gobolka Sool, ka dib markii uu halkaas ka dhacay dagaal aan khasaare badan gaysan oo dhexmaray labada dhinac.

 

Ciidamada Puntland oo jiidaas ku sugnaa sanno badan, ayaa saaka Waaberiga ka baxay Bariga Tukaraq, waxaana ay gaadheen Tuulada Godqaboobe oo dhanka Bari ka xigta meesha uu dagaalkku ka dhacay.

 

Ciidamada Khaatumo ayaa dagaalka ka soo qaaday laba aag oo kala ah Buuraleyda Koonfureed iyo banaanada dhanka Waqooyi kaga beegan Tukaraq,iyaga oo maalmahan dambe isu diyaarinyay weerar culus oo ay doonayeen in ay ku qabsadaan dhul baadhan oo ka tirsan Bariga gobolka Sool.

 

Dad goob joog ah oo ku sugan Tuulada Tukaraq ayaa u sheegay shabakeda wararka ee Ramaasnews in ciidamada Khaatumo ay ku sugan yihiin Kaantaroolka Bari,isla markaana ay cashuuraha ka ururinayaan gaadiidka u kala socda Magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe.

 

“ Dagaalku wuu dhacay ciidamada Khaatumo ayaa meesha qabsaday ,kuwii Puntland waxa ay joogaan Godqaboobe iyo banka la yidhaahdo Garac –lagu –dhal, cashuurta waa ay guranayaan,laakiin wax dhibaato ah ma gaysanayaan” ayuu yidhi Axmed Cali oo ku sugan Tukaraq.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

kastamka.jpg

 

Afbakayle.com

Ciidamada Maamulka khaatumo ayaa Gacanku haynta Kastamka Tukaraq la Wareegay

 

Ciidamada Xoogaga Dawlad goboleedka Khaatumo State ayaa Maanta sirasmi ah ula wareegtay gacan ku haynta Kastamka magaaloyinka bura wadal& Tukaraq ee gobolka Sool.

 

Horay ayaa ciidamada & Maamulkuba digniin ugu jeediyeen Calooshood ushaqaystayaashii goobtaasi gaadiidka cashuuraha kaga guri jiray, waxayna maanta lawareegeen dhamaaanba howlaha halkaasi ay kaqaban jireen dadka ka calooshood la ciyaarka ah.

 

Muhiimada Kastamkan.

 

Kastamka degamada Tukaraq ee ay maanta la wareegeen Gacan kuhayntiisa Ciimada Maamulka Khaatumo Stata ayaa waxaa Lagu cashuuraa dhamaan gaadiidka isaga kala goosha Qaybo kamida Dalka Ethopia, Gobolada waqooyi, deegaanada Khaatumo & Guud ahaan Dhamaan gobolada kale ee dalka Soomaaliya.

 

Wuuna kamid yahay kaaba yaasha dhaqaale ee deeganada maamulka Khaatumo State ee kusii hadhsanaa Maamulkii horay uga tirsanaayeen shacabka Khaatumo islamarkaana ay dhisteen , waxan idinsoo gudbin gordho sawirad iyo video hadii ilaahay iidmo

 

yusuf cabdi xasan boocame

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Somalia;838208 wrote:
You post articles from them when you find it necessary to slander Puntland, have you no shame?

Yes, and looking at your posting history it seems that is your favourite pastime

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this