Sign in to follow this  
Qandalawi

The godfather of all the Somali religious wars surrenders to the TFG

Recommended Posts

The man behind all the wars in Somalia that were religiously motivated, Hasan Dahi Aweeys, surrendered to the Somali government. Does this signal the end of Alshabaab and Somali religious fanaticism or is it another trick to buy survival for now only to orchestrate and trigger another bloody rebellious campaign that will lead to the death of hurdreds an thousands of innocent Somalis

 

 

 

----------------------------

 

DEGDEG: Xasan Daahir Aways oo Dowlada isku soo dhiibay.

 

 

Ilo lagu kal soonyahay oo aan ka halayno Aqalka Madaxtooyada dowlada ayaa waxaa ay sheegayaan in Hogaamiyihii hore ee Ururkii bur buray ee Xisbul islaam kuna biiray Al-shabaab Xasan daahir Aways uu kasoo goostay Al-shabaab kuna soo biiray dowlada.

 

Sheekh Xasan daahir Aways ayaa waxaa lasheegayaa in Sacaadaha soo socda lakeeni doono Aqalka Madaxtooyada ee Vila Somaliya,maadaama uu isku soo dhiibay dowlada KMG ah,.

 

Wararka waxaa ay intaas kudarayaan in Masuuliyiin katirsan dowlada ay aadeen dhanka degmada Afgooye oo lasheegayo in Xasan Daahir Aways uu yimid si ay ugu soo wadaan halkaas.

 

Xiriirka kadhaxeeyay Xasan daahir Aways oo mudooyinkaan kamid ahaa Saraakisha Al-shabaab ayaa waxaa uu ahaa Mid aad uliitay’dhowrjeerna Xasan daahir Shabaab ayuu weeraro Afka ah kuqaaday.

 

Dhawaan xasan Daahir ayaa ku eedayay Al-shabaab inay wataan Shaati Islaam sheegasho ah oo Shacabkana lagu laynayo ‘waxa jirtay markii hadalkaas uu dhahayay in Askari katirsan Al-shabaab uu Fiiriyay Sheekh Xasan Daahir Aways,waxaa uu yiri Mr Aways maxaa iisoo fiirinaysaa,ma idilaysaan ,Xaqa ayaan kutaaganahay ayuu Yiri Xasan Daahir Kamana baqayo Al-shabaab.

 

Al-shabaab ayaa looga baqayay inay Dilaan mudooyinkan dambe Xasan Daahir Aways madaama iyaga u kasoo horjeesatay Sida ay wax uwadaan,oo ay kamid yihiin dilka,qaraxyda iyo kuwa kale.

 

Waxii kusoo kordha isku dhiibada Xasan Daahir dowlada kala Soco Alpuntland.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is Maadeey to tell us why did his uncle, spiritual leader and jihadist, gave up and surrendered to the AMISOM Gaalo and their lackeys the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Great news. :D

 

Xaaji Xunjuf, what a sad day you must have, I feel sorry for your loss. Your "principled" hero has now handed himself over to the murtads!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liban   

This is a great news. Why u guys aren't excited about the best piece of news coming from Somalia in Months? I certainly hope that more Al Shabaab leaders will follow and take positive initiative in rebuilding our country and drop Al Shabaab madness. Inshallah, Ameen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liban   

MustqbalRadio is reporting it too.

 

War deg deg:- Xasan Daahir Aweys oo isku soo dhiibay dowladda KMG

 

 

Afgooye-MMC: War aan*si rasmi ah loo *xaqiijin oo naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobbolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu isku soo dhiibay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ahaa saraakiisha Xarakada Al-Shabab.

 

Warka* ayaa tilmaamaya in halkaasi uu ku sugayey taliyaha hey’ada nabad sugida ee dowladda KMG Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.

 

Ma jiro wax war ah oo wali ka soo baxay dhinaca dowladda KMG Soomaaliya oo lagu xaqiijinayo hadalkaasi basle waxaa la filayaa in saacadaha soo socda masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo Xasan Daahir ay si wada jir ah ula hadlaan saxaafadda.

 

Ma jiro dhanka kale wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Xarakada Al-Shabab ee ku aadan amurtaani.

 

Info@mustaqbalradio.com

 

Source: http://www.mustaqbalradio.com/war-deg-deg-xasan-daahir-aweys-oo-isku-soo-dhiibay-dowladda-kmg/

Share this post


Link to post
Share on other sites

jowhar.com hasn't confirmed anything yet marka wax jiro maha as i know dhacdo.com was first on this and im sure u know how reliable that site is.. Xassan madax adeeyg iisabuu ku dhiman doona dadka yaqaan ba yaqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this