Sign in to follow this  
Caano_Geel

Latest: Waqooyi vs Koonfur (Misunderstand)

Recommended Posts

Hadda a hor ayaa waxaa gabar kala doontay odayaal reer waqooyi iyo kuwo reer koonfur ah, salaan iyo bun jabis kadib in la is barto ayaa la isku raacay. Oday ka mid ah odayaashi waqooyi ayaa yiri Waaryaara hee, dee culimadi baan idin barayaaye dhagaysta. Dee midkakani waa Qowdhan oo kaasi waa Dhidir oo midkani waa Madar Waraabeeye iyo ina cantuugaweyne iyo ina sakaaro laaye. odayaashi reer koonfur mid kamid ah oo yaaban ayaa soo booday asaga oo hoos iska leh yaa yah, ya waa ku magacyo quruxdaas, Eeboow muga ana hee aqyaartiyaan kubaraahe dhagaha iisoo raarici.

Igaarkaan meeha fadha moow jeedaa oday muluqoow aa ladhahaa ku ye, midkaan hareedka leh culusoow ahaa, halkaas gadaal qoomaara xamuud tuuryare dheh kuye, igaarkaan kale dhurwaay aa ladhahaa. Xariifkii koonfureed oo hadalka dhameen aa reer waqooyi soo booday!

Naw waar yaahe waar waa maxay bahaladan aad tirineysaa, waar malaha wuxu waa qori ismaris. Ow koonfuraa soo booday

Kah' barji hele areey wuxuu ku hadlaayo daymoo aryaa xaa ka rabtaa bahaladeyda ? anba qowdhan aan kuu dhaafee waxaanse u su'aalay Qowdhan ma dadaa ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

kkkkkkkk Labaduba Bahalo ayay tiriyeene..Midna Duur-joog ayuun buu sheegay ka kalana magacyadiii Jinka iyo shayaadiinta

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this