Sign in to follow this  
Somalia

Khaatumo movement: No talks with Puntland

Recommended Posts

Somalia   

Maamul goboleedka Khaatumo ayaa sheegay in hadda wax qorshe ah ugu jirin in wada hadal la galaan Dowladda Puntland.

 

Sarkaal ka tirsan maamulka Khaatumo oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in haba yaraate qorsheynin in wada hadal la galaan iminka Puntland isagoo ku baaqay in ay wanaajiyaan derisnimad,siduu sheegay.

 

Wuxuu tibaaxay in maamulada Puntland iyo Somaliland ay caqabad ku yihin jiritaanka maamulka Khaatumo,balse waxaa uu muujiyey in maamulkooda uu ku yimid rabitaanka dadka ku dhaqan gobolada la isku yiraahdo SSC.

 

Hadalka masuulkaan ayaa yimid xilli dhowaan Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland Eng.Maxamed Faarax Aadan uu sheegay in diyaar u yihin in wada hadal la galaan Maamulka Khaatumo haddii diyaar yihin.

 

Dowladda Federaalka ayaa bishii March ee sanadkaan maamul goboleed u aqoonsatay Khaatumo oo bishii Janaayo looga dhawaaqay degmada Taleex ee gobolka Sool.

 

Bosaso Press

 

________

 

Suit yourself. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

That's why we need the central government so that we can put to bed this regional encroachments. My advice to the parties concern is to leave open the door for dialogue at all times. Somalia cannot afford regional cold wars.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this