Sign in to follow this  
Liibaan

Hambalyo TahniyadDhalasho Wiilka Wasiirka ee kuDhashay Caasimada Taleex oo LooBixiyey Axmed KHaatumo

Recommended Posts

Liibaan   

Hambalyo Hambalyo Tahniyad Dhalasho Wiilka Wasiirku Xigeenka Dhashay Caasimada Maamul-Goboleedka KHaatumo State ee Taleex oo Loo Bixiyey Axmed KHaatumo

 

 

Taniyadan waxaa diraya dhamaan Golaha Madaxtooyada Maamulka KHaatumo State iyo Golaha Wasiirada masuliyinta Maamulka KHatumo oo dhan ayaa tahniyad u diraya Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Bulshada Mudane C/Fatax Cisman Dhalac iyo Marwo Goos Xasan Axmed oo Wiil ugu dhashay Caasimada Taleex oo loo bixiyay Axmed KHaatumo

 

Waxaanay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo

dadkiisaba anfaca.

 

aammiin. aamin

 

Anana hadaanu nahay bahda Shabakada nugaalmedia Waxaanu leenahay axmed Khaatumow soo kor

 

kii dadkiisa ,diintiisa&dalkiisaba anfaca allah hakaa yeelo

aamin aamin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this