Sign in to follow this  
kingofkings

toothless afweyne wants to kill 17 more somalilanders

Recommended Posts

Maxkamadda Ciidamadda Somaliland ayaa maanta 17 May,2012 dil, xabsi daa’in iyo xukuno kale ku riday maleeshiyo beeleedii hubaysnayd ee maalmo ka hor weerartay ciidamadda kana dishay saddexda askari iyo mudaharaado ka bilaabmay xaafado ka mid ah magaalada Hargeysa

 

Maxkamadda ciidamadda Somaliland darajadeeda koowaad oo saaka u fadhiisatay xukunka maleeshiyo beeleedii hubaysnayd ee weerarka ku soo qaaday xerada ciidamadda Kabka ee Hargeysa ayaa soo saartay go’aankeedii.

 

Go’aanka maxkamadda ciidamadda oo saaka bilaabantay ayaa soo gabagabaysantay isla maanta waxana ay soo saartay xukuno kala duwan oo ay ku riday 28-kii maxbuus ee ay ka qabatay maleeshiyadaas waxaanay kala ahaayeen xukunadeedu.

 

1.17 ka mid ah maleeshiyadaas waxay ku xukuntay dil

 

2.5 waxay ku xukuntay xabsi daa’in

 

3.Sadex way rumaan garaysay

 

4.Sadex ka mid ahna danbi ayaa ku cadaan waayay oo way sii daysay.

 

Warkan oo uu saxaafada waxa u xaqiijiyay sarkaal ka mid ah dhagaystayaashii dacwadaas oo goor dhaweyd ka soo baxay dhagaysigeeda.

 

Dhinaca kale markii uu soo baxay warkaasi ayay dadweynaha xaafada New Hargeysa waxa ay bilaabeen in ay sameeyaan mudaharaad balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan xukunkaasi iyaga oo kala xidhay wadooyinka soo gala xaafadaasi, waxana ay ku dhawaaqaayeen ereyo ay ku cambaaraynayaan xukumada madaxweyne Siilaanyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

where is the international community:confused: where are the human right groups:confused: why are the somaliland citizens on sol quite on the killings of their native people:confused: we ask the world to help the people of somaliland against a genocidal maniac from killing more defenseless people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this