Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave on the brink of Collapse Professor cali khalif Galaydh interview+AUDIO

Recommended Posts

Xaaji Xunjuf is very supportive of Professor Galayr's sermons on Puntland :D

 

I remember few months back Xaaji Xunjuf informed the readership of this fora that the primary objective of Somaliland's surprise attack at the city of Buuhoodle was to capture Professor Galary :D . Some how there is a change of heart here as Xaaji Xunjuf fell in love with the good Professor :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;827738 wrote:
Xaaji Xunjuf is very supportive of Professor Galayr's sermons on Puntland
:D

 

I remember few months back Xaaji Xunjuf informed the readership of this fora that the primary objective of Somaliland's surprise attack at the city of Buuhoodle was to capture Professor Galary
:D
. Some how there is a change of heart here as Xaaji Xunjuf fell in love with the good Professor
:D

Waryaa Profesoorka cayda ka da who the hell is Galary:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf, after securing recognition with Ahlu Sunnah Wal Jamacah, is now on steroid to seduce the good Professor to recognize SL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinfaniin the Professor is on a mission he is taking it to a whole new level Long live the professor he even agrees that the garowe clan enclave has no place when it comes to talks between the SL govt and the TFG govt.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Professor Cali Khaliif Galaydh: "Wax badan bey Shacabka Khaatumo State u soo hureen Xoriyaddoonkii Iyo Midnimada Soomaaliya, Cidna Magan Ama Marti uga noqon meyno Dalka Soomaaliya, Cidna madaba Fadhiisanano. Waanu diidnay in Dalka Iyo Qaranka Soomaaliya lakala gooyo. Somaliland waa snm, waa jabhad qabiil"

 

 

Xaaji Xunjuf;827735 wrote:

 

Garowe clan enclave on the brink of Collapse Professor cali khalif Galaydh interview+AUDIO

 

 

 

Listen here

 

I listened the entire interview and Professor Cali Khaliif never said Puntland on the brink of collapse, and never mentioned Garowe Clan Enclave. So Xunjuf, stop telling lies.

 

Dadka muslimka aad isku dirasid jooji ayagaa isxiga oo waxbadan wadaaga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;827780 wrote:
He did say it listen to it ka bilow when he says Puntland maxay tahay, ya ah Puntland start from there the Professor is a genius.

Beenta jooji, waan dhageystay wareysiga oo dhan, mana maqal waxa sheegasid. Malaa dhagahaaga ayee Puntland Iyo Garawo Clan Enclave ka guuxayaan. Start worrying about your Hargeisa Clan-Enclave and habro business.

Share this post


Link to post
Share on other sites

By the way anigu cidna isku ma dirin The professor isaga micrifoonka qabsaday oo qeexay waxay tahay Mamuula faroole eeh beeleysan xaajiga ha qabsan Professorku isaga afkisa ka yidhi Raas caseer ba halka ka dilaacday Galkacyo na hubku iskugu dhiibay beelihi wada degi jiray faroole ma been baa, Maakhir na gees bay u baxday bu yidhi anaguna waxanu nahay Khaatuumo. Adeer Liibaan walaalkeen Professorka hala tageero intaasan leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaan anigu habraha Somaliland maxa igu soo koobaaya Oday Somaliyeed baan ahay ilaahay ima koobin anigu tuulooyinka kama sheekeyo waxasi shaqadayda maha adeer la qabso sheekada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

IMG_2979.jpg

 

 

 

 

 

 

FACT: Mostly Somalidiid Politicians Like Warlord Siilaanyo & Somalidiid Websites Attack Professor Cali Khaliif Galeydh Because of KHaatumo State Of SOmalia

 

 

 

 

 

 

Awdal State Website Harowo.com Defends Prof. Cali Khaliif Against Hadhwanaag & Somalidiid websites Smear Campaign

 

 

 

Harowo.com: "Prof. Cali Khaliif Galeydh Waa Halyay, Geesi Ah Iyo Nin Ka Mid Ah Dadka Aadka U Yar, Ee Ay Maanta Qaranka Iyo Ummada Soomaaliya u Baahantahay"

 

http://harowo.com/prof-cali-khaliif-waa-halyay-geesi-iyo-nin-ka-mid-ah-dadka-aadka-u-yar-ee-ay-maanta-soomaaliya-u-baahantahay/

 

 

Soomaalidu waxay tidhaahdaa “habarta odayga wax loo saar”, beryahan dambe waxay warbaahintii Soomaalidiidka SNM, si gaar ah shabakada caalamiga ah ee doqon ma waydo (Hadhwanaag.com), haa waa shabakada caalami ah, wase minbarka makasta, waxmagratada iyo xagjirka qabiilinimada, maamulkeeda waxa ka mid ah in badan oo ay maskax yari iyo doqonimo aafaysay, waana muraayada Dhabtaha ah, ee cida rabta in ay waxa ka ogaato, fikradaha khaldan ama guracan ee lunsan ee SNM, ay ka daawan karto, shabakadan iyo in badan oo ka mid ah warbaahinta SNM,waxay kaga dhegtay, wax ka sheegista iyo aflagaadaynta Prof. Cali Khaliif Galaydh xafidahu Allaah, wax ay ka sheegaana runtii ma hayaan, oo Prof. Cali Khaliif Allaah tacaalaa baa sharaf iyo karaamo u dhameeyay,

 

 

Waayo maxay u daba ordayaan Prof. Cali Khaliif?

 

Waa in uu SNM si toos runta ugu sheegay, oo ku yidhi saaxiibayaalow waabaa beryay, Soomaalina way ku filantahay, in ay labaatan sanadood idiinku dul qaadanaysay, been iyo riwaayad, iyaga oo rajaynaayay in aad maruun ka soo raynaysaan, oo caqligu dib idinku soo noqonaayo, oo aad kala garan doontaan xumaanta iyo wanaaga, sharafta iyo dulinimada, wadaninimada

Iyo khaayinimada, walaaltinimada iyo shisheeyenimada, waxaad se noqoteen kuwa aan raja lahayn, cudurka iyo cuqdada ku jirtaana aanay daawo lahayn, sidaas darteed, ama Soomaalida dhinac ka soo raaca, ama indinkaa cirka roob ku og, ee iska tuura jarka aad ka sii laalaadaan.

 

Waana taas tan ka qaylisiisay jabhada SNM ee habawsan, iyo taageerayaasheeda caqliga, dhegaha iyo indhahaba la’a, ee aan Garanayn meesha loo hayaamay, ee loo wado, Prof. Cali Khaliif waa halyay Soomaaliyeed, oo ay wadaniyadu ku wayn tahay, 20kii sano ee la soo dhaafay, wuxuu ku mashquulsana sidii xal loogu heli lahaa Soomaaliya, oo ummada walaalaha ah, loo midayn lahaa, halka madaxdiinu ku mashquulsanaayeen, sii murginta dhibta Soomaaliya, iyo kala irdhaynta ummada walaalaha.

 

Prof. Cali Khaliif waa nin Dowladeed, oo aan Soomaalidu u kala sokeeyn, meel kasta oo ay joogaanba, bal jecel in uu meel isugu keeno kooxahooda iyo fikradahooda kala duwanba, waana nin ahlu diin ah, oo daacad u ah wadankiisa iyo dadkiisaba, oo ay dhamaantood u soo wada joogsanayaan, Prof. Cali Khaliif waa geesi, waa saaxiibka iska leh odhaahda caanbaxday ee ah: “ hadaad cirka soo ridid, waxan uun ana ka geli halka aad adba ka

Gasho”, Prof. Cali Khaliif waa aqoonyahan, siyaasi iyo mufakir wayn, oo waa nin odhaahdiisu ama weedhiisu meel fog ku dhacdo, aadna looga tixgeliyo Soomaaliya iyo aduunkaba, waa nin odhaahdiisu argagax, welwel iyo kalsooni daro ku abuurto, kuwa shirqoolada iyo fikradaha guracan wata, sida jabhadaa ka falaagowday sharciga iyo ummada inteeda kale, ee aad taageerayaasha u tihiin.

 

Waxaad Qorteen in Prof. Cali Khaliif beeshiisa taladii ka qasay!!! Waa gartiin inaad sidaas tidhaahdaan, oo aad isku maaweelisaan, wejigabaxana isku daydaan inaad iskaga bi’isaan, waayo? Waxay taasu caqabad ku tahay, oo soo afjartay rabitaankiinii guracnaa iyo riyadii beenta ahayd, ee 20ka sano laydinku maaweelinaayay, bal se waxaan shaki ku jirin, inaad xaqiiqadaa si fiican u og tihiin, aadna ka naxdeen, oo Aad uga xumaateen, sidii uu Prof. Cali Khaliif midnimada uga dhex abuuray beeshiisa, fikirka ku kala tagsanayd, ee ay hore khilaafaadku u ragaadiyeen, isaga oo u suura geliyay, in ay qabsadaan, oo isugu yimaadaan shirwayne wadatashi ah, oo loo dhan yahay, oo ay aayahooda kaga tashanayaan, kaas oo aan marna u suuragelin, in ay qabsadaan isagoo kale, qarnigan iyo kii ka horeeyayba.

 

Waana mid aan isaga oo Kale sooba marin Soomaali oo dhan beryahan dambe, kaas oo midhihii ka soo baxay ay ahaayeen, in beeshu samaysato oo ku midowdo, maamulka Khaatumo state ee barakaysan, oo ay iyagu iska leeyihiin, aana ahayn maamul cunsuri ah oo qabiil ee, bal uu u furan yahay beel kasta oo Soomaaliyeed, oo doonaysa, in ay ku soo biirto, iyada oo hadaba dhowr beelood ku soo biireen.

 

In ay se idinka Dhaadhiciyaan horjoogayaashiina SNM, in shirkii Khaatumo2 ee Taleex, uu markiisii hore ahaa shir dhaqan, oo ay sidaas beesha ogolaansho ku siiyeen, dabadeedna ay majara habaabiyeen koox qurbajoog ah, oo uu Prof. Cali Khaliif hogaaminaayo!!! Waa been cad, oo qaawan, shirkii Khaatumo1 ee ka dhacay London, oo Khaatumo2na uu daba socday, oo gogol xaadhka u ahaa, ujeedadiisu way cadayd, marnana Laguma sheegin shir dhaqan, bal wuxuu ahaa shir aayo ka talin ah, natiijadii uu ku dhamaadayna ma ahayn wax kediso ah, oo waa la filaayay,ogolaansho loo waydiistay SNM na, haba yaraatee ma jirin, awood ay isku hortaagaana may lahayn, hase yeeshee way iska ducaysanayeen, iyagoo Allaah ka baryaayay in shirkaasu burburo, haday dhici waydayna, waa in ay beentaa ka hor geeyaan, wejigabaxa Halkaa kaga dhacay, mee dhulkii ay 20ka sanadood, ay idiinku sheekaynayeen anaga ayaa haysana?

 

Waxa kale oo ceeb iyo caqli daro ah, inaad ku hadaaqdaan, oo ku sifaysaan maamulka Khaatumo state of Somalia, maamul debed wareeg ah!!! iyagoo ka talinaaya dhulkoodii boqolkii 90%, waxa ka maqan oo keli ah waa magaalada Laascaanood iyo dariiqa laamiga ah ee isku xidha iyada iyo Burco!!! Oo iyana aan Ka war hayno qaabkii aad ku timaadeen, iyo kaad hada ku joogtaanba.Waxaad kaloo qorteen in Prof. Cali Khaliif meel walba la taagan yahay yeelimayno, aanu xal raacinayn

 

Soomaalidu waxay ku maah maahdaa “waran kugu soo noqonaaya lama rido”, waxa la qorayona waxa haboon in ay xaqiiqo ku salaysnaadaan, oo aanay noqon iska uun dheh, waa in aad ku abaartid hadalkaaga bartilmaameedka ku

Haboon, marka waxaan shaki kaga jirin in qof kasta, oo Soomaaliyeed, oo caqli u saaxiib ah, kana nabdoon cudurka caadifada qabiilka, uu qiraayo kuna qancaayo,inaad hadalkan kula kufteen Prof. Cali Khaliif, bal ay yihiin kuwa ku haboon in hadalkan lagu yidhaahdaa, ay yihiin horjoogayaashiina SNM, ee 20ka sano la soo taagan uun, oo ku hadaaqaaya hadal aan gar iyo garowshiinyo toona lahayn!!! Goonaan

Isu taagnay, ictiraaf baan raadinaynaa!!!

 

Ee lagu kari la’yahay, war waxanu maaha wax idiin suuragelaaya, oo aad awood u leedihiin, Soomaaliyana midnimadeedu waa lama tabtaan, ee xal la imaada ay ummadu wada aqbali karto, oo aynu dalkeena kuwada badbaadsano, kuwaas ayaa runtii ku haboon hadalkan aad sida ulakaca ah ugula dul kufteen Prof. Cali Khaliif xafidahu Allaah, hadalkiisa aad soo

Xiganaysaana, wuu ku sheegay xalka Soomaali looga baahan yahay, la yaab se ma lihidin, oo dhegihiinu ma maqlaan waxaan ictiraaf iyo gooni isu taag ahayn, tan kale shirkii Taleex ee Khaatumo2, wuxuu ahaa warqad furan, oo loo diraayay guud ahaan Soomaalida iyo beesha caalamkaba, in ay haboon tahay in ay Soomaalidu shirwayne loo dhan yahay, ay ku qabsadaan wadankooda gudihiisa, kana madax banaan Faragelin shisheeye, oo ay kaga tashadaan aayahooda, taas oo aan shaki ku jirin haduu dhaco, in lagu gaadhaayo guul iyo is afgarad, waana fikirkaas kan uu Prof. Cali Khaliif dabada ka riixayaa.

 

Ugu dambayntii iyo geba gebadii, burushka wasakhaysan, ee aad Prof. Cali Khaliif la daba joogtaan, maaha mid aad wax ugu dhimi kartaan, waayo qorax dharaareed nina sacabada kuma qarin karo, eek u Mashquula horjoogayaashiina, if iyo aakhiroba idin seejiyay, ee xaaraanta idinku haysta ee dhiigiina jaqaaya sida gafanaha.

 

Halkan ka aqrista waxa ay shabakada doqon mawaydo mal maluuqeen, oo ay is leeyihiin ku dura Prof. Cali, kana daawada hadalkiisa ay ka hadlayaan.

 

Wabillaahi atowfiiq

 

Ciise Maxamuud Aadam

 

Khaatumo-55.jpg

Awdal People are Khaatumo People's loyal and historic allies

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaan what can websites do websites are on the internet they can't defend anything wa ku sidee awoow.

Ofcourse the Professor is a Political figure some people will like him some people will dislike him but i like him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xunjufow, Today there was KHaatumo State Of SOmalia Celebration In Switzerland, After You see the pictures of Cali Khaliif's SSC/KHaatumo State Movement. I believe you will like more Cali Khaliif and the beautiful blue flag of United Somalia.

 

Waxaa Laga Yaabaa Inuu Caqli kuuu kordho, Indhuhu Kuugu Dilaacaan ama kuu Furmaan, Marka Aad Daawato Quruxda Ka Muuqata Calanka Soomaaliyeed Iyo Xaflada Somaalida Midnimada Jecel.

 

Xaflada Si Heer Qaran ah Loogu Dabaal Dagayey Maamulka Khaatumo State of Somalia Oo Dalka Switzerland lagu qabtay (Sawiro)

 

Xaflad Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay oo Lagu Taageerayay [Dhalashada Maamul Goboleedka Khaatumo State ayaa lagu qabtay magaalada Geneve ee Dalkan Switzerland.

 

Xafladaan oo uu Aayadaha Qur’aanka Kariimka ku furay Sheikh Cabdilaahi Cabdi Caateeye oo

- Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyed ee Dalka France, ayaa waxaa ka soo qeyb galay

- Safiiro ka tirsan Dowlada Kmg ee Soomaaliya,

-Wasiro Ka socday Maamulada Khaatumo State iyo Awdal State,

- Madaxda Jaaliyadaha Somalida ee ku Nool Dalkan Switzerland iyo Qaar ka Tirsan Jaaliyadaha Reer Khaatumo ee Qaarada Yurub , waxaana Dhanka Madadaalada ka qeyb qaadanayay

- Fanaaniin Soomaaliyeed oo ay ka dhex muuqdeen Samatar Xasan Samj,Cabdifataax Beyloot iyo Fanaaniin kale.

 

Xaflad waxaa furay Gudoomiyaha Jaaliyada reer Khaatumo ee Switzerland Yaasiin Cabdiraxmaan, Waxaana Xiriiriye ka ahaa Cali Sugale oo isna ka mid Mas’uuliyiinta Sar Sare ee Jaaliyada Khaatumo ee Dalkan Switzerland.

 

Waxaana Halkaasi

- Khudbado ka soo jeediyay Safiirka Somalia u fadhiyo Dalka France Siciid Maxamed Dheere,

- Safiirka Dowlada Kmg ee Somaaliya u fadhiyo Magaalada Geneve Yuusuf Maxamed ismaciil (Yuusuf Bari Bari), - Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Bulshada Khaatumo State Aasiya Faarax Xasan,

- Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta ee Maamulka Awdal State Cabdirashiid Cabdullahi Iidle,

- Aqoonyahan Cusmaan Xaaji Xasan ( Cusmaan Badawi) iyo

- Qaar ka tirsan Hogaanada Jaaliyadaha Soomaalida ee Dalkan Switzerland.

 

 

Waxaana Madasha gees gasta lagu xardhay Calanka Jamhuuriyada Soomaliya, Kan Maamulka Khaatumo State iyo Calanka Maamul Goboleedka Awdal State.

 

Sidoo kale Waxa uu Gacanta ku haya inta badan Deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn. Xafladaan ayaa waxa ay ku soo dhamaatay Jawi aad u Wanaagsan.

 

Dadkii ka soo qeyb galay ayaa waxaa ka muuqaneysay Shucuur iyadoo goobta ay soo buux dhaafiyeen Inta Badan Soomalida ku Nool Dalkan Switzerland.

Si kastaba ha ahaate Maamulka Khaatumo State ayaa waxa uu ka mid yahay Maamulada Aqoonsiga Rasmiga ah ka heysto Dowlada Kmg ee Soomaaliya.

 

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

 

Khaatumo-38.jpg

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Khaatumo-41.jpg

 

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Khaatumo-12.jpg

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Khaatumo-14.jpg

 

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Khaatumo-28.jpg

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Khaatumo-6.jpg

 

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Khaatumo-58.jpg

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Khaatumo-56.jpg

 

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

 

 

Khaatumo-34.jpg

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

 

Khaatumo-39.jpg

May 2012: Khaatumo State Of SOmalia Celebration, - Geneve, Switzerland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this