Sign in to follow this  
Samsung

Breaking News: International Community Approves of Plan B In The Event Of Road Map Failure

Recommended Posts

Samsung   

xog-hoose.jpg

 

Xog hoose:- Qorshe loo xilsaarey rag aqoonyahano ah hadii uu socon waayo roadmap-ku, “Waxay keeneen jawaabtii”

Posted by Pi on April 26th, 2012

 

Warar hoose oo aan helney ayaa qeexaya iney jireen Rag aqoonyaho ah oo qaarkood Xamar joogaan kuwasoo loo direy iney keenaan qorshe(Plan B) lagu badbaadsho Soomaaliya hadii Roadmap-ku socon waayo, Aqoonyahanada ayaa hada jawaabtii keeney.

 

Kooxdaan oo ka kooban Aqoonyahano Soomaali ah iyo khubaro ajnabi ah oo caawinaya waxaana la sameeyey intuusan bilaaban shirkii Garowe, qorshaha ragaan loo direyna waxaa ugu waynaa in ay soo baaraan sida ay macquulka u tahay in Caasimada Soomaaliya laga wareejiyo Muqdisho, waa hadii lagu guul dareysto qorshayaasha nabada ee la bilaabay(Roadmap).

 

Waxaa jirey walwal laga qabay in Koonfurta laga socodsiin waayo Qorshaha nabadeynta ee Soomaaliya, waxaana fikirkaan ugu waynaa oo soo jeediyey khabiiro Qaramada Midoobey ka tirsan oo ku xeel dheer arimaha Soomaaliya , kuwasoo hoosta ka xariiqey iney ka walwal sanyihiin in Qorshaha Roadmap-ku uu ka socon waayo Qabqablayaasha dagaal ee Koonfurta Soomaaliya oo ay sheegeen iney wali awood buuxda ku leeyihiin Koonfurta Soomaaliya.

 

Aqoonyahanda Arintaan loo xilsaarey ee Soomaalida ah ayaa shaqadooda si hoose u bilaabay wax yar ka dib markuu dhacay shirkii ugu horeeyey ee Roadmapka oo Muqdisho lagu qabtey bishii septembar 2011, waxayna xili aan la sheegin ay soo gudbiyeen warbixin buuxda oo ku saabsan qorshahii loo direy.

 

Sida aan xogta ku helney waxay Gudigaan isla meel dhigeen in hadii uu socon waayo Roadmap-ku ay lama huraan tahay in Caasimada Soomaaliya loo wareejiyo meel kale si kumeel gaar ah.

 

Warar ka aan helney ma sheegayaan biya dhaca Qorshahaan iyo meesha loo wareejinayo Caasimada lakiin waxay hoosta ka xariiqeen gudigaan in Caasimada laga wareejiyo Muqdisho loona wareejiyo meel kale, qorshahaan wuxuu taageeero buuxda ka heystaa Qaramada Midoobey iyo Dowlada Ingiriiska.

 

Dowlada Ingiriisku waxba kama ogeyn markii hore baaritaankaan lakiin shirkii London waxyar ka hor ayaa loo gudbiyey si buuxda ayayna u taageereen, waliba waxay balan qaadeen dhaqaala fara badan oo lagu hirgalinayo qorshanaan.

 

Talyaaniga ayaa iyagu arinta ku saabsan wareejinta Caasimada ka biya diidanaa lakiin wuxuu balan qaadey inuu taageerayo hadii Roadmapku socon waayo.

 

Hanaanka geedi socodka(Roadmap-ka) ayaa ka kooban in kumeelgaarnimada laga baxo bisha Ogosto 2012, in Baarlamanka layareeyo, in Dustuurka cusubna la hirgaliyo iyo Xukuumada hada jirta aysan dhaafi karin bisha ogosto doorashana la qabto isla bishaas.

 

qorshahaan oo isku duuban waxaa u horeeya hirgalinta Dustuurka oo sal dhig u ah Roadmap-ka, hadii la hir galin waayana Roadmap ma jirayo, waxaa sidaas hoosta ka xariiqay gudigaan Aqoonyahanada ah.

 

Markii ay Xogtaan soo gaartey warbaahinta Puntlandi.com waxaan bilownay baaritaano ku saabsan meelaha la hadal hayo in caasimada loo wareejiyo, waraysiyo hoose oo aan la yeelanay dublamaasiyiin waxay noo xaqiijiyeen inay lama huraan tahay in Caasimada laga wareejiyo Muqdisho hadii khalkhal la galiyo Geedi socodka, Caasimadana waxaa la isla meel dhigey waa fikirka dublamaasiyiinta aan la xiriirney u batay in caasimadu noqon doonto ´magaalo ku taal Puntland ama Somaliland.

 

Mar aan wax ka waydiiney Dublamaasiyiinta mar hadii caasimada la wareejiyo maxaa laga yeelayaa koonfurta, waxay isku raaceen sidan…

 

Soomaaliya uma xayirnaaneyso koonfurta lakiin waxaa lama huraan ah in xal loo raadiyo deganaanshaha koonfurta xalkaasina wuxuu imaan kara markii caasimad la helo.

 

Puntlandi.com

 

info@puntlandi.com

 

http://puntlandi.com/?p=31831

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This has been speculated before which is said to be one of the reasons why politicians in Mogadishu are pushing it ahead. I remember Faroole saying in context to the federal status of Mogadishu that if a state is established which is outside the road map it should lose its status.

 

They would simply move the different branches of government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samsung   

It looks like the International community fully finally understands the internal works of clan politics in Somalia.

 

The residents of Mogadishu no longer have the option of holding an entire nation hostage.

 

If the road-map and Constitution isn't fulfilled in Mogadishu by the time frame prescribed for it's fulfillment, Plan B will go into full effect, and the Somali capital city will either be moved to Hargeysa or Garowe. Another Somali government will not be allowed to collapse in the political turmoil of Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

2 Somalia's. One clan based Federal in Garowe led by Pirates and one in Muqdisho. Is this why Faroole is building this hugh Parliament? :D

 

Federal Somalia according to Faroole

 

Federal President: Faroole, Puntland

Federal PM: Caalin, Gamudug

Federal FM: geeljire from ASWJ

Federal Paliemand Chair: Faarax from SNM State

Federal Army Chief; some clan guy from Waax waaxdi

 

 

No sane person would ever support another decade of clan based wars inginted by fighting clan

Based warlords"President" fighting over land, power and chairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samsung;823384 wrote:
It looks like the International community fully finally understands the internal works of clan politics in Somalia.

 

The residents of Mogadishu no longer have the option of holding an entire nation hostage.

 

If the road-map and Constitution isn't fulfilled in Mogadishu by the time frame prescribed for it's fulfillment, Plan B will go into full effect, and the Somali capital city will either be moved to Hargeysa or Garowe. Another Somali government will not be allowed to collapse in the political turmoil of Mogadishu.

sxb. if the clowns in mogadishu fail to implement a functioning federal government, PL needs to declare INDEPENDENCE

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^^^ PL Constitution

 

Article 3 states

 

Pending the completion of the Federal Constitution approved by a popular referendum, Puntland State shall have the status of an independent State.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheeko Baranbaro ıga dheh! Road Map failure ma waxaad u taqaan Caasımadda kalıya.. Haddii uu Road Map ku socon waayo; wax Federal la dhaho ma jirayaan, wax TFG ama Dawlad la dhaho ma jirayaan, wax Garowe Princıples la dhaho ma jirayaan.. In Caasımad wareeejinteed lagu fakırana ma jıreyso.

 

Haddii Caasimad la wareejıinayana waxaa loo wareejinayaa MAGAALO kale ee tuulo loo wareejin maayo. (illaa haddana MAGAALO wax la dhaho waxaa ka jira Hargeysa marki laga reebo Muqdısho).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

@Shinbir, I can see from your writing that your blood is boiling. Garowe is now a city, has 10s of thousands of people, living in a spacious city.

 

However, this is the alternative to thuggery and it was speculated last year.

Share this post


Link to post
Share on other sites

its just more HOT AIR....seriously i dont believe a word they say anymore 99% of the time waa iska hadal waxba ka jirin. Mugdisho is the capital of Somalia and always be. Garowe as every Somali knows is a village of a tribal fiefdom that is more pre-occupied with tribalism then nationalism. Somali's would never except it. so go for it...lakin ha ila yabina haday waxba ka jirin...hahah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalia;823397 wrote:
@Shinbir, I can see from your writing that your blood is boiling. Garowe is now a city, has 10s of thousands of people, living in a spacious city.

 

However, this is the alternative to thuggery and it was speculated last year.

Somalia is not a ship that you can simply abduct and relocate. Its a boat and we are all on it, no way abduction or relocation, No Piracy of Somalia. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Somalia, haka cabsan.. aad baan u daganahay marki aan la deal gareenayo reer tuulo.. Garowe marki ay 1000 (kun) sano jirsato ayaan Magaalo u aqoonsanayaa.. reer tuulo riyadoodana waxay iila mıd tahay Shabaabkii dhahay ALASKA ayaan qabsanaynaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samsung   

kingofkings;823392 wrote:
sxb. if the clowns in mogadishu fail to implement a functioning federal government, PL needs to declare INDEPENDENCE

No if the clowns in Mogadishu failed to implement a functioning Federal Government, we will move the capital to a place where a Federal Government will be implemented and seated. Somalia will not be allowed to die with Mogadishu, and the international community agrees.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Shinbir Majabe;823401 wrote:
Mr. Somalia, haka cabsan.. aad baan u daganahay marki aan la deal gareenayo reer tuulo.. Garowe marki ay 1000 (kun) sano jirsato ayaan Magaalo u aqoonsanayaa.. reer tuulo riyadoodana waxay iila mıd tahay Shabaabkii dhahay ALASKA ayaan qabsanaynaa!
:D

Reer Garowe are the ones that only need to lift their finger for Sheikh Shariif to come, "Sheikh Shariif, 24 hours baa heesataa in aad Garowe ka soo degtid", that's how Faroole does business.

 

If the road map fails and fighting continues do not doubt that Garowe will become the temporary capital. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this