Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Delegation headed by Somaliland Parliament's speaker gets a warm welcome in Namibia

Recommended Posts

Guddoomiyaha Iyo Gud/Xigeenka labaad ee Wakiiladda oo lagu soo dhaweeyay dalka Nabiibiya

April 24th, 2012

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilad Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro0 oo uu Weheliyo Gudoomiye ku xigeenkiisa 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed oo booqasho shaqo ku tagay dalka Nabiibiya ayaa kulamo kala duwan la leh Madaxda sar sare ee Wadankaasi.

 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo ku xigeenkiisa oo marti qaad rasmi ah ka helay dhigooda baarlamanka dalka Namibia Afhayeenka Baarlamanka Wadankaasi, Wasiirka Arrimaha Dibada ee Namibia ,iyo hogaanka Xisbiyada dalkaasi ka jira.

 

Weftiga Gudoomiyuhu waxay Madaxdaas ay la kulmeen ay ka wada hadleen Xidhiidh iskaashi oo dhex mara labada baarlamaan iyo labada dal waxaana lagu wadaa inay maalinta beri ah ka qayb galaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland iyo ku xigeenkiisa labaad kulan uu Madaxweynaha dalka Namibia uu khudbad kaga hor jeedin doono labada gole ee sharci dejinta ee waddankaasi.

 

Warku waxa uu intaas ku darayaa in weftiga Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” mudada ay Wadankaasi ku sugan yihiin inay kulan la yeelan doonaan Ra’iisal Wasaaraha dalkaasi.

 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C.laahi (Cirro) oo uu Weheliyo Gudoomiye ku xigeenkiisa 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay wadankaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The Sage;822645 wrote:
Won't be long before there's a representation office in Windhoek

Why not open an embassy? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this