Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: The Grand Constitutional Gathering in PICS

Recommended Posts

Shirka-Ansixinta-Dastuurka-Garoowe-16.jp

 

 

Shirweynaha lagu ansixinayo Dastuurka cusub ee Puntland oo ka kooban 141-qodob iyo labo lifaaq ayaa socon doona mudo 4-maalmood ah, waxaana maalinta beri ah gelinkeeda hore soo gaba gaboobaya doodda iyadoo intaas wixii ka danbeeyana loo guda geli doono howsha ansixinta.

 

Shirka-Ansixinta-Dastuurka-Garoowe-12-64

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garowe, Apr 16 - Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland Maxamed Xasan Barre 'Shimbiralaaye' ayaa shir jaraa'id ku sheegay in afti u qaadada dastuurku ay si habsami leh u socoto.

 

Waxaa uu xusay in badi qodobada dastuurka (100 qodob) ay ergadu akhriyeen, islana meel dhigeen, ayna harsan yihiin 41 qodob oo ay ergadu ka doodi doonaan waqtiga u harsan.

 

Md. Shimbiralaaye waxaa uu sheegay in marka ay ergadu dhameeyaan akhriska dastuurka, ay deetana bilaaan doonto afti u qaadida dastuurkau.

 

Md. Shimbiralaaye ayaa uga mahadceliyey ergaga xil kasnimo iyo karti ay muujiyeen. Waxaa uu sheegay illaa hadda in aanay jirin wax caqado ah oo la soo darsay.

 

Dastuurka ayaa loo qaybiyey 6 xirmood oo qayba mar laga dooday.

 

Furitaanka axsaabta siyaasadeed iyo hirgelinta doorashooyinka golayaahsa deegaanka ayaa ku xigi doona afti u qaadida dastuurka sida uu sheegay Md. Shimbiralaaye.

 

Diiwaanka Wararka,

Idaacada Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

57.jpg

Some of the most powerful issims in all of Somalia..Suldan Saciid, Islaan Ciise & Islaan Bashir

 

58.jpg

Our very own Dahir Mire Jibril of Minnesota with Mr. Gagaab

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this