Sign in to follow this  
Carafaat

Best Somali song of 2012.

Recommended Posts

wyre   

 

Maxey xididada wadnuhu

Intey Qaadeen xinjiruhu

Maxey sida xaashidii

Xiskeyga ku daabeceen

Xarfaha magacaagu yahay

 

Axlaa hees

Share this post


Link to post
Share on other sites

Labada heeso hirgalay oo ugu caansan labadii sano lasoo dhaafay waxaa wada qaaday gabdhaha isku magaca ah ee Farxiyo la yiraahdo. 2011 waxaa hirgashay oo ugu caan noqotay heesta Dhag dhag ay qaadeyso Farxiyo Fiska. Sanadkaana heesta Dhunkasho oo ay qaado Farxiyo Kabayare.

 

Sanadkii hore heesaha aan la iloowi karin waxaa ka mid ahaa heesta Dhoofjaceyl oo ay qaado Xaawo Kiin. Sanadkaan heesteeda kale ee Ha iga roorin ayaa u hirgashay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Oba, heesta Juba waa ku jidbootay miyaa? Caadi ma ahan shiribkii barbaarta gaashaaman sida laxan iyo muusik loo saaray maka yaabtay?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;865901 wrote:
Oba, heesta Juba waa ku jidbootay miyaa? Caadi ma ahan shiribkii barbaarta gaashaaman sida laxan iyo muusik loo saaray maka yaabtay?
:D

war anoo sidii shiribka marka la qaadayo uu bood boodayo aan is arkay bisinkee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Loooooooooool....:D, roofka lee haka dhex bixin I know inaadan shirib badan aqoon oo Ceerigaabo ayaad ku soo kortee.:D. Anyway, This is a nice song.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

*Blessed;865870 wrote:

 

By far the best new talents this year. Khadra Silimo and Mursal's voice is amazing and they song come straight from the heart.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this