Sign in to follow this  
Liibaan

Kulan Xasaasiya oo Dhexmaray Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State Iyo Azaaniya State (Daawo Sawiro)

Recommended Posts

Liibaan   

KHAATUMO STATE SUMMIT - Capital City of Taleex [The Third Day ]

 

ShirWeynihii Dowlada Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo si habsami leh uga socda Magaalo Madaxdda Taleex ( Live + Sawiro)

 

 

Shirka Dowladda Maamul-Gobaleedka Khaatumo State ayaa ka socda Caasumadda waxana shirkan maanta warbixino ka soo jeediyey Gen.ka Ciidamadda Khaatumo iyo Maayirka Caasumadda Taleexb waxana kulanka maanta ka soo qayb galay Golaha sare ee Dhaqanka, Golaha Madaxtooyadda Golaha Xukuumadda iyo Saraakiisha Taliska Ciidamadda Khaatumo

 

Dawladda Khaatumo ayaa mudadan Taleex ku lahayd shirweyne ay ka soo qayb galeen dhamaanba Golayaasha sharciga ah waxaana shirka la filayaa in uu soo gabo gaboobo maalmahan soo socdda

 

 

19.jpg

29.jpg

36.jpg

53.jpg

42.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mukulaalow;819215 wrote:
Ma garanayo hadaad igu khasbayso inaan ku noco, laakiin nacayn wax la yiraahdo meesha ka saar, qofku fikrad ha saxnaato ama ha khaldanaato wuu qabi karaa, laakiin qofka dhuusadii yeertaba u fasiranaya "waa la i necebyahay" waa wax aad u liita, waana coqdad ku dhisan is liidid. Walaal aniga ma necbi reer khaatumo, laakiin fikirkeygaa wuxuu yahay in ilaa io hadda uusan maamulkaas wax cad qabsan, shir la qabto, qado dad lagu marti qaado, iyo xaflad ka dhacday qurbaha waxba soo kordhin mayso.

Sababta aad uga soo horjeedo Khaatumo Iyo Azaaniya waa la ogahay. Meesha ku bugta waa lagaranayaa, Soomaalidu waa dad si fiican isku yaqaana. Waxaa tahay nin caytamay oo dad dhan aflagaadeeyey cuqdad iyo naceyb oo qabo darteed. Sidaado kale qof caytamay asaga ayuu afkiisu ku yaala, cidna caydiiso wax ma yeelaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';819224 wrote:
Sababta aad uga soo horjeedo Khaatumo Iyo Azaaniya waa la ogahay. Meesha ku bugta waa lagaranayaa, Soomaalidu waa dad si fiican isku yaqaana. Waxaa tahay nin caytamay oo dad dhan aflagaadeeyey cuqdad iyo naceyb oo qabo darteed. Sidaado kale qof caytamay asaga ayuu afkiisu ku yaala, cidna caydiiso wax ma yeelaso.

keep up the party bro. Khaatumo needs you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mukulaalow;819227 wrote:
keep up the party bro. Khaatumo needs you.

 

Like Xunjuf, JB, Faroole & Other secessionists, Bro keep up opposition to Khaatumo State Of Somalia & Azaaniya State.

 

Faroole needs you

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;819235 wrote:
Liibaan i am not anti Khatumo never was i consider Khaatumo state of Somaliland but i believe Qatumo is part of Somalia.

Xunjuuf, You are Number #1 Anti-Khaatumo State Of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacaylbaro;819242 wrote:
Ma maqasheen "Gaajaa Macluul Bariday" ??
:D

Mukulaalow;819249 wrote:
:cool:

Al Qaafilatu Tamshii, wal kalbu yanbax waa maahmaah carabi ah, markaa cayda halkaa ka wada, waxba kama taraso shacabka Khaatumo, Gaajo & macaluul waxaa rabtaan ku hadaaqa, awalba xumaan ayaanu idinka filanay.

 

Guud ahaan Ummada Soomaaliyeed laga bilaabo Lughayo & Zelac ilaayo Mogadishu & Kismaayo si weyn ayee u taageereen una soo dhoweeyeen shacabka iyo maalmulka Khaatumo state.

 

Ninkii hadlayaaba Hayska hadlee Halkaa ku nageeya geediga, Ha jiraan Shacabka Khaatumo & Viva Khatumo State

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;819260 wrote:
Liibaan khaatumo waxay ka mid tahay somaliland sida ay azania uga mid tahay kenya.

 

Xun juf, Khaatumo State Of Somalia [sSC] waxay ka mid tahay Soomaaliya, Sidoo kale, Azaaniya State, Puntland State, Galmudug State, Maakhir State, Awdal State, Iyo Somaliland Triangle (WoqooyiGalbeed) dhamaan waxey ka mid yihiin Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this