Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Madaxda, Garaadada WaxGaradka Khatumo oo UgaDigay Faroole Faragelinta uuKuhayo KhatumoState

Recommended Posts

Liibaan   

35.jpg

 

MadaxWeyne Karaash, Garaad Abshir Saalax, Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Uga Digay Faroole Faragelinta uu Kuhayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State

 

 

waxaa maanta kadhacay magaalada taleex shir balaadhan kaas oo ay ka hadleen Madaxda Maamulka khaatumo State iyo sidoo kale Golaha dhaqan deeganada Khaatumo State.

 

Shirkan ayaa waxaa lagaga hadlayey Faragelinta uu maamulka faroole ku hayo shacabka deegaanada khaatumo State iyadoo loogu baaqayna inuu faraha kala baxo maamulkaasi arimaha quseeya deegaanada Khaatumo State.

 

Waxaa halkaas ka hadlay Garaad abshir saalax iyo garaad Jaamac Ismaaciil oo kamida golaha dhaqanka ee deeganada Khaatumo iyagoo ku nuux nuuxsaday inaysan caqli gal ahayn indadka ka tashaday masiirkooda lala dabayaaco waxaan munaasib ahayn.

 

Dhinakale waxa isna madhasha ka hadlay madaxwayne Axmed karaash oo dhankiisa ku tilmaamay dadka wax magaratada ah ee looga yeedhay magaalada laascaanod siay u ansixiyaan dastuurka maamulka firdhiye ayna waxa saamayna lahayn.

 

gabagabadii kulan ayaa waxaa ka hadlay Afhayeen maamulka khaatuo cumar jaamac saleebaan oo shaaca ka qaaaday in shacabka Ssc ay horay uga tirsanayeen Puntland hasa ahaatee hada ay yihiin khaatumo State kadib shirkii ka dhacay Magaalada Taleex.

 

28.jpg

 

DSC08065.jpg

 

18.jpg

 

 

DSC08061.jpg

 

DSC08066.jpg

 

 

DSC08092.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

Madaxda Khaatumo State, Golaha Dhaqanka Garaada Khaatumo, Odayaash Iyo Wax Garadka oo Maamulka Puntland Ku Cambaaraysay Fargelinta ay ku Heyso Deegaanda Khaatumo State

 

Shirkii Jaraa’id Ee Dowlada Iyo Madaxda Khaatumo State Maanta (Maqal iyo Muuqaal)

Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda magaaladda Taleex Madaxdda Dawladda Khaatumo iyo Golaha Sare ee Dhaqanka waxaana ay Sheegeen Madax-dani in aysan u sii dul qaadanayn Faragalinta Faroole ku hayo deeganakooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Picture-016.jpg

 

 

Video: Shir Balaadhan oo Maanta Odayaasha Iyo Waxgaradka Buuhoodle Yeeshen Ayay Kaga Soo Horjeesteen Faragalinta Faroole Ku Hayo Khaatumo State, Waxeena Kaga Hadleen Raga Dhuumasho Uga Baxay Buuhoodle Aadayna Magaalada Garoowe Si Ay u Ansixiyaan Dastuurka Maamulka Jaarka Ah ee Puntland

 

 

Qaar kamida odayaasha iyo waxgaradka g/cayn ayaa waxaa ay kaga soo horjeesten rag ay sheegen inay ka soo jeedaan maamul gobaledka khaatumo oo si dhuumasha ah ugu baxay si ay u soo ansixiyaan dastuurka puntland.

 

Halkan Ka Daawo

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xukuumada Khaatumo State Iyo Garaadada Khaatumo oo Xidhiidhka u Jaray Maamulka Faroole, Uguna Baaqay Inay Farogelinta Joojiyaan

 

Kulankii u soconayey Madaxda dawladda Khaatumo State golayaasheeda Fulinta iyo dhaqanka ayaa maanta looga hadlay Farogelinta Qaawan ee C/Raxmaan Faroole ku hayo deeganada Khaatumo State, waxaana looga digey sii socoshada dhibaatada Khaatumo, shirkan waxaa gduoominayey Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

 

Waxaana hareerihiisa fadhiyey madaxda kale iyo weliba Golaha sare ee dhaqanka Xubnahooda ku sugan Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;818984 wrote:
Liibaan good stuff cut all ties with the Garowe clan enclave Madaxweyne Axmed karaash taalabadaas wu ku saxanyahay.

desperate times call for desperate measure yaa XX....:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Garaad Abshir Saalax Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo Maanulka Faroole Ugu Baaqay In uu Joojiyo Faro Galinta uu Ku Hayo Deeganada khaatumo State

 

 

 

Kulankan oo saka ka dhacay madaxtooyada maamulka khaatumo state of somalia ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxda maamulka madaxda dhaqanka iyo golaha wasiiradda dowlad goboleedka khaatumo,waxaana shir gudoominayey madaxwayne axmed cilmi cismaan karaash waxaana laga soo saaray qodobo dhawr ah kuwaas oo saxaafadda uu u akhriyey afhayeenka madaxtooyadda maamulka khaatumo cumar jaamac saleebaan.

waxaana kulankan lagu canbaareeyey maamulka waqooyi barri ee hore loo odhan jiray (P/land) Hawlaha fara galinta ah ee ku aadan dastuurkooda oo ay doonayaan inay ka dhaqan gashaan degmoyon khatumo ka tirsan oo ay ka kaxaysteen qaar kamid ah dadka xoola dhaqatadda ah kuwaas oo la geeyey garowe lagana doonayo in lagu buuxsado sawiradda.

 

Dhinaca kale waxaa kulankan ka hadlay garaad Abshir Saalax iyo Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ducaale oo yaguna maanulka faroole ugu baaqay in uu joojiyo faro galinta uu ku hayo deeganada khaatumo

Midnimossc News Desk/Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maamulka Khaatumo State Iyo Garaada Khaatumo oo Eedeeyay Faragalinta uu Faroole & Maamulkiis Puntland Ku Hayaan Deeganada Khaatumo State

 

Muqdisho April 15, 2012 Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga ee Maamulka Khaatumo Max’ed Ducaale Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxa uu eedeeyay Maamulka Puntland oo uu sheegay in Dastuurkiisu uu saameyn ku yeelanayo Maamulkoodu.

 

Max’ed Ducaale Cabdi ayaa sheegay in Puntland ay waddo qorhe ku aadan in Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Togdheer ay dooneyso inay ka qeyb galiso Dastuurka, isagoo carabka ku dhuftay in Odayaashaasi aysan jirin cid ay matalaan, hase ahaatee ay Mas’uul ka yihiin Nafsaddoodu.

 

Wasiirka ayaa waxa uu kasoo horjeestay wada hadalka la sheegay inay galayaan dowladda KMG Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo tibaaxay in Somaliland ay ku egtahay oo kaliya Burco iyo Hargeysa islamarrkaana deegaannada kale ay leeyihiin Maamul sida uu hadalka u dhigay.

 

Wali wax ah kama soo bixin Maamulka Puntland oo lagu eedeeyay in Dastuurka uu doonayo in uu ka qeyb galiyo Odayaal iyo waxagarad kasoo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Togdheer taasi oo Maamulka Khaatumo uu sheegay inaysan waxba ka jirin, loona baahan yahay in la xishmeeyo darisnimada.

 

SDN- Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Maamulka Khaatumo State oo Xidhiidhka u Jaray maamulka Faroole, uguna Baaqay inay Farogelinta joojiyaan

 

Kulankii u soconayey Madaxda dawladda Khaatumo State golayaasheeda Fulinta iyo dhaqanka ayaa maanta looga hadlay Farogelinta Qaawan ee C/Raxmaan Faroole ku hayo deeganada Khaatumo State, waxaana looga digey sii socoshada dhibaatada Khaatumo, shirkan waxaa gduoominayey Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

 

Waxaana hareerihiisa fadhiyey madaxda kale iyo weliba Golaha sare ee dhaqanka Xubnahooda ku sugan Taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garaad Abshir Saalax Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo Maanulka Faroole Ugu Baaqay In uu Joojiyo Faro Galinta uu Ku Hayo Deeganada khaatumo State

I heard this Garaad's sub clan militia are the one's occupying LA, if that is correct, then he should address his people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mukulaalow;819184 wrote:
I heard this Garaad's sub clan militia are the one's occupying LA, if that is correct, then he should address his people.

 

Your sources are incorrect and not credible, Somaliland/snm Clan militia are the one's occpaying LA. The Garaad Jaamac Ismaciil Ducaale is working very hard with Khaatumo State Army to liberate Las Anod very soon Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this