Sign in to follow this  
Peacedoon

Puntland is about to collapse without Amisom or Ethiopia

Recommended Posts

Saraakiil uu ka mid yahay Sheekh Fu'aad

Shongole oo gaaray Buuraha Galgala

Saraakiil uu hogaaminayo Daaciga Shabaab

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo loo yaqaano

Fu'aad Shongole ayaa gaaray Buuraha Galgala

Gobolka Bari ee Puntland, iyadoo ay isa soo

tarayaan hadal heynta ku aadan in Saraakiil ka

tirsan Shabaab ay galeen gudaha Puntland.

Wararkan oo soo xoogeysanayay 24-kii saac ee

la soo dhaafay kadib markii Madaxweynaha

Puntland C/raxmaan Faroole oo ku dhawaaqay

in ragg ka tirsan Shabaab ay soo galeen

dhulkooda, una soo rarteen Buuraha Galgala si

ay ugu dhuumaaleystaan, ayaa waxaa sii

iftiimiyay war lagu qoray bog taageera Shabaab.

C/raxmaan Faroole ayaa ka sheegay Magaalada

Garowe in Al-Shabaab markii looga adkaaday

Koofurta iyo Caasimada Muqdisho ay bilaabeen

inay ku soo qul qulaan deegaanadooda,

waxaana hadalkaas uu durba dhaliyay

feejignaan ay bilaabeen Ciidamada Puntland.

Bogga Taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay

in dhowaan ay soo gudbin doonaan fariin maqal

ah oo uu soo diray Caalim weyn oo ka tirsan

Mas'uuliyiinta Shabaab, inkastoo aanay xusin

magaca, hadana waxaa ay balan qaadeen inay

fariintaas soo deyn doonaan.

Laakiin dadka ayaa tuhun gelinaya sida warka

Faroole isu furay iyo warka la soo geliyay bogga

taageera Al-Shabaab ee Somalimemo oo lagu

cadeeyay inay baahinayaan fariin maqal ah oo

uu soo diray caalimka ka tirsan, taasoo lagu sii

daray inay noqon doonto mid fajiciso ku ah

Maamulka Puntland.

Madaxweyne Faroole oo maamulkiisa hada soo

fuulayo culeys dhinaca Islaamiyiinta ayaa

sheegay in Maamulo deris la ah ay u soo

fududeeyeen inay deegaanadooda soo galaan

ragga ka tirsan Shabaab, hase ahaatee lama oga

qaabka ay ku galeen deegaanadaas ragga uu

hogaaminayo Sheekh Fu'aad Shongole.

Fu'aad Shongole oo ka soo jeeda Puntland ayaa

ku caan baxay Darsiyada diiniga ee uu ka jeediyo

Masaajidada iyo fagaarayaasha, isagoo sanadii

2008-dii Fatwo uu soo saaray ku gaalnimo

xukmiyay madaxda dowladda, cid kasta oo la

shaqeysa xataa kan gaariga u wadaya ee biyaha

u dhaaminaya amar ku bixiyo in la dilo.

Hadal dhowaan uu soo duubay Amiirka Al-

Shabaab Abuu Zubeyr ayaa dar daaran iyo

guubaabo ugu jeediyay dagaalyahanada Galgala,

isagoo ku wargeliyay inay bur buriyaan

Maamulka Puntland.

Buuraha Golis ee Gobolka Bari waa buuraley

Silsilado ah oo ilaa Sanaag ku dhow, waana

meelo ku wanaagsan gambaadka, waxaa la

sheegayaa in muddo shan sano ka badan isku

abaabulayeen Maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo

daacad u ah Wadaadka lagu magacaabo

Maxamed Saciid Atam oo dhowaan ku biiray Al-

Shabaab.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Why would I wish puntland to be replaced by insane terrorists? Its beyond my imagination.

Title is true, there is no chance puntland will survive alshabaab without the direct help of amisom or ethiopia.

Puntland couldnt defeat atam and his clanmilitia when they were weak.

How will they defeat now war hardened fighters from south somalia?

Share this post

Link to post
Share on other sites

^LOol @ True, your wishful thinking is far from the truth.

If any group that Puntland knows how to beat and excels at crashing its the insane Islamists, go ask their Papa Hassan Aweeys what happened to him in 93. But this is not an issue I will discuss with you about right now.

Let them come and wait for what happens, stop with your wishful rash Puntland collapses statement.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Al Itihaad is child compared to the insane terrorists we have today.

Alshabaab is fighting Amisom, Ethiopia, Kenya and somali militias on all fronts. They are more powerful then their ideological forefathers ever dreamed of.

You cannot handle them alone, that would seal ur own fate and destruction.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Peacedoon;817077 wrote:

thank you for your concern, we'll make sure the PL government receive your, i'm sorry, what was your point again, oh al-shaab is coming. okay bye bye.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Peacedoon;817067 wrote:
Saraakiil uu ka mid yahay Sheekh Fu'aad

Shongole oo gaaray Buuraha Galgala

Saraakiil uu hogaaminayo Daaciga Shabaab

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo loo yaqaano

Fu'aad Shongole ayaa gaaray Buuraha Galgala

Gobolka Bari ee Puntland, iyadoo ay isa soo

tarayaan hadal heynta ku aadan in Saraakiil ka

tirsan Shabaab ay galeen gudaha Puntland.

Wararkan oo soo xoogeysanayay 24-kii saac ee

la soo dhaafay kadib markii Madaxweynaha

Puntland C/raxmaan Faroole oo ku dhawaaqay

in ragg ka tirsan Shabaab ay soo galeen

dhulkooda, una soo rarteen Buuraha Galgala si

ay ugu dhuumaaleystaan, ayaa waxaa sii

iftiimiyay war lagu qoray bog taageera Shabaab.

C/raxmaan Faroole ayaa ka sheegay Magaalada

Garowe in Al-Shabaab markii looga adkaaday

Koofurta iyo Caasimada Muqdisho ay bilaabeen

inay ku soo qul qulaan deegaanadooda,

waxaana hadalkaas uu durba dhaliyay

feejignaan ay bilaabeen Ciidamada Puntland.

Bogga Taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay

in dhowaan ay soo gudbin doonaan fariin maqal

ah oo uu soo diray Caalim weyn oo ka tirsan

Mas'uuliyiinta Shabaab, inkastoo aanay xusin

magaca, hadana waxaa ay balan qaadeen inay

fariintaas soo deyn doonaan.

Laakiin dadka ayaa tuhun gelinaya sida warka

Faroole isu furay iyo warka la soo geliyay bogga

taageera Al-Shabaab ee Somalimemo oo lagu

cadeeyay inay baahinayaan fariin maqal ah oo

uu soo diray caalimka ka tirsan, taasoo lagu sii

daray inay noqon doonto mid fajiciso ku ah

Maamulka Puntland.

Madaxweyne Faroole oo maamulkiisa hada soo

fuulayo culeys dhinaca Islaamiyiinta ayaa

sheegay in Maamulo deris la ah ay u soo

fududeeyeen inay deegaanadooda soo galaan

ragga ka tirsan Shabaab, hase ahaatee lama oga

qaabka ay ku galeen deegaanadaas ragga uu

hogaaminayo Sheekh Fu'aad Shongole.

Fu'aad Shongole oo ka soo jeeda Puntland ayaa

ku caan baxay Darsiyada diiniga ee uu ka jeediyo

Masaajidada iyo fagaarayaasha, isagoo sanadii

2008-dii Fatwo uu soo saaray ku gaalnimo

xukmiyay madaxda dowladda, cid kasta oo la

shaqeysa xataa kan gaariga u wadaya ee biyaha

u dhaaminaya amar ku bixiyo in la dilo.

Hadal dhowaan uu soo duubay Amiirka Al-

Shabaab Abuu Zubeyr ayaa dar daaran iyo

guubaabo ugu jeediyay dagaalyahanada Galgala,

isagoo ku wargeliyay inay bur buriyaan

Maamulka Puntland.

Buuraha Golis ee Gobolka Bari waa buuraley

Silsilado ah oo ilaa Sanaag ku dhow, waana

meelo ku wanaagsan gambaadka, waxaa la

sheegayaa in muddo shan sano ka badan isku

abaabulayeen Maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo

daacad u ah Wadaadka lagu magacaabo

Maxamed Saciid Atam oo dhowaan ku biiray Al-

Shabaab.

When I saw this article my first thought was, is this a poem?. The way its laid looks like one.;)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Lol, this thread is funny because of who posted it, I mean fix your backyard before you worry about mine. Kulahaa, Ethiopia and AMISOM... Both of them are with you nigga :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Peacedoon;817077 wrote:
Al Itihaad is child compared to the insane terrorists we have today.

Alshabaab is fighting Amisom, Ethiopia, Kenya and somali militias on all fronts. They are more powerful then their ideological forefathers ever dreamed of.

You cannot handle them alone, that would seal ur own fate and destruction.

Fact on the ground is quite different. Having a rapid development force of 2,000 strong battlefield security forces in place, Mr. Farole can wipe out a couple of hundreds of Sheikh Atom’s followers in a single day military engagement.

-KeydMedia

:)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this