Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Govt Announces It Will Open An Official State TV RADIO Outlets

Recommended Posts

Dr_Osman   

Puntland Oo Shaacisey Inay Hirgelineyso TV iyo Idaacad Balaaran Oo Afkeeda Ku Hadla

Updated:- 1 min ago| 1 Commnets

 

Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay hirgelineyso warbaahin balaaran oo ku hadasha afka dowladda.

 

Warbaahintaas oo ka koobnaan doonta Idaacad ku baahda hirarka Short Wave iyo FM-ka iyo TV ayaa fadhigeedu uu noqon doonaa magaalada madaxda Puntland ee Garoowe.

 

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxmed Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in howsha warbaahintaasi ay tahay mid socota waxa keliya ee hadda u dhimanina uu yahay in la dhiso goobtii ay ku shaqeyn lahayd.

 

Dr. Faroole ayaa xusay in sababta ay xiligan dowladda Puntland u garatay inay samaysato warbaahin balaaran oo afkeeda ku hadashaa ay tahay si loo kordhiyo xiriirka dowladda iyo bulshada isagoo ku tilmaamay inta badan warbaahinta maxalliga ah mid aan wanaagga sheegin xumaantana buun buunisa.

 

Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa horay uga jirtey Idaacad ku hadasha afka dowladda Puntland inkasta oo ay tahay mid aysan baahinteedu dhaafin qaar kamid ah degmooyinka gobolka Nugaal.

 

Arintan ayaana ah mid laga dheehan karo sida ay xukuumadda hadda jirta ee Puntland oo horay loogu dhaliili jirey inaysan Saxaafadda tixgelin balaaran siin ay u garowsatay qiimaha ay warbaahintu u leedahya horumarka iyo xiriirka madaxda iyo bulshada.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I am not sure if this a good idea!!! A democratic state is what Puntland is aiming to becoming which means a free media from government control. Isn't it counter-productive for our democratic ambitions to have a State TV and Radio with government influence?

 

I think it's a terrible move. I like the way the state is now with free media and the govt should speak to those media. It may regulate the media to make sure it is fair, honest and balanced but a STATE TV and Radio is un-necessary!!! Media Regulation is a much better alternative and setting a standard which currently lacks in Puntland media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

It will be called TVGA somaliyeed ee Puntland ama Puntland TV for short amd Radio Puntland. Like American Broadcasting Corporation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;816282 wrote:
Xaji Puntland wa dawlad wa qaran it doesnt need to prove it just like america doesnt need to prove it

xaji dadkan jahaweerer ba laydhadha iyo hadal aka shekoo baax baax. wa ruwayad waa sheko shidaaaal... 3months in nothing. now they see somaliland with tv station they want similar. hahaha

 

riwayad. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;816282 wrote:
Xaji Puntland wa dawlad wa qaran it doesnt need to prove it just like america doesnt need to prove it

Dr osman Pl is a mamuul goboleed a province of Somalia not a separate country u have to deal with the facts

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;816364 wrote:
^^ Siilaanyo is the elected president of the republic of Somaliland

A President of a "Phantom Republic". LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

****-LAANAYO and Foraale are two regional governors. However, the new TV and Radio of Puntland is great news..... the Puntland adminitration may give a name like Puntland Public TV (PPT) and the radio may also named Puntland Public Radio (PPR).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this