Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave: Anti faroole demonstration in qardho +PICTURES

Recommended Posts

Mudaharaad Ka Dhan Ah Faroole Oo Ka Dhacay Qardho-(Sawiro)-

Lasanod Online. Wednesday, March 28, 2012

 

Qardho,(lasanod Online)- Boqollaal ruux oo isugu jira dhalinyaro, odayaal iyo haweenka degmada Qardho ayaa maanta bannaanbax ay kaga horjeedaan..

 

Faroole iyo habka ansixinta dastuurka cusub ee Puntland waxay ka dhigeen degmada Qardho.

 

Bannaanbaxa ayaa ka bilawday gudaha suuqa Caanaha ee degmada Qardho, waxayna dadkii ka qeybgalay dibadbaxa ay socod ku mareen wadada dheer ee laamiga ee marta bartamaha Qardho, iyagoo markii dambe isugu yimid hoteelka Salaama ee degmada Qardho.

 

Dadkii ka qeybgalayey mudaaharaadka ayaa ku dhawaaqayey ereyo ay ku diidan yihiin xubnaha guddiga la tashiga dastuurka oo hadda qaarkood joogaan degmada Qardho.

 

Mudaaharaadka maanta ayaa yimid xilli labo maalmmod ka hor rabshadi ka dhacday kulan ay soo qabanqaabiyeen xubnaha guddiga la tashiga dastuurka oo ka dhacaysay degmada Qardho, halkaasoo ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo uu ku jiro dareewalkii gudoomiyaha gobolka Karkaar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This is propaganda by Somaliland propaganda ministry. :D

 

Clearly these pictures are in Somaliland and paid by Somaliland officials in a conspiracy leading to the highest officials of the Somaliland political arena.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is Dr osman he can explain it i think faroole is scared since general samatar threatened him the other day now demonstrations in qardho things are not looking good for Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I'm just joking man.

 

However, Faroole has the support of all the relevant people needed for him to go forward, so General Samatar has come too early and too strong for the people of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

A beautiful demo which hs not been shot at by the local police or private clan militias. That is, as Samafal demonstrated, is the beauty of a 'real' democracy at work. The right for political or social expression without fear or persecuton or retribution. Ain't that swell? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this