Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Death

Recommended Posts

Sensei   

LOL. Death should always worry us regardless of age, gibin yar iyo da' tan Alle weey u wada siman yihiin.

 

It worries me too. Khaatumo fiican iyo camal fiican iA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

222645_202036163171083_181452698562763_5

 

Sawirkaan maalin hore la qaaday did give me reflections. Runtii, it gave me a pause. Adduunyo xaalkeeda ayaa saas ah. Eebbaheena anagoo wada Muslim oo Muumin ah oo camal wanaagsan wada leh aakhiro ha nagu wada kulansiiyo, dambigeenana ha wada dhaafo.

 

Marxuumkaas la aasaayana Rabiyaa ugu baryayaa in uu uu dambigiisa u dhaafo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

Xaaji Xunjuf;810597 wrote:
Nin yaabaan wax badan baan so qabtay hayado kala duwan baan u so shaqeyey waxan ka so shaqeye magaalada Jerusalem dalka Switzerland oo aan distribution manager ka so noqday. Laba jeer baan so xajiyey ilahay ha iga aqbale eh

Waxan dhashay 1970 bilowgeedi ama haba ka horeysey anigu jooga uun baan is arkay beri baan lumi gaadhay anigu iyo hooyaday isku raacnay magaalada harar anigu aad u yar Ethiopianka ii xadi gaadhay waxay is yidhaheen yarkan mashallahda ah dhufta.

Waxan macalin quraan ka galay bilowgi 1970ski magaalada daror eh ku tala dhulka Ethiopia haysato reserver area.

Waxan so bartay Electrical engineering iyo Communication iyo management laba wax baan ku takhsusay

Private school Fransiis ah baan tagay anigu yar abahay i qoray maagaalada Djibouti xiliga isticmaar ba jiray

Jacaylkeygi ugu horeyey xamar baan ku bartay maxaanu habeen isla baxnay ilahoow dambigeyga dhaaf

Waxan mar mu´adin ka noqday masajid ku yaala Cadan oo aan dhowr bilood joogay

Waxan ka so shaqeye shirkad telefoon dalka isu taga cimaraadka nin gaal oo maraykan ah banu is dilanay waan iskaga yimi.

Waxan ka hela arimaha taarikhda siyasada mustaqbalka waxan raba ama inan siyasada sii fiican u galo ama inan macalin taarikhda dhiga noqdo labada mid. Waxan ahay nin waligi balanta oofiya buug baan nolosheyda ka qori kara niyo lama soo koobi karo.

 

Xaajiguna waa Xunjuf.

Haha, that had me in stitches. Such a dark invention. The picture you give on this site and the real you couldn't be more different.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sarkaatul mowdku wuu xanuun badan yahay rasuulkeenii suubanaa ayaa noo sheegay c/s/w

Waxaa kaloo uu noo shheegay inaad u cibaadaysato sidii qof aan waxba u harin oo hadda dhimanaya,una shaqaystaa sidii qof aan waligiis dhimanayn

 

maluku mowdku cidna ma daayo noole kastaa waa dhadhamin da'duu doono ha jiree,muslinka cimrigoodu waa 60' wixii ilaahay kuugu daro waa over time,waana inaad ilaahay ka baridaa caafimaad qab cibaado suuban iyo cimri dheer

 

Dhimashada waa xaq,muslinkuna kama baqo haduu iimaankiisu adag yahay,aduunyadana lagama dhergo waana waxa naloo keenay in nalagu imtixaamo, maalinta aad dhargeysaa waa marka ciid afka lagaaga buuxiyo afar badeel dhinacyada lagaala istaago

 

 

XX,,70'kii nin dhashay weli waa caruur mise waxbaad noo qarisay?

Afartanku waa markuu ninku kala badhmo xagga caqliga deganaashada,legdanka dumarka, jirka iwm.

you're still young enjoy the life

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this