Sign in to follow this  
Somalina

Hogaamiyaha Maamulka Hiiraan Oo Beled Weyne Soo Gaaray Maanta

Recommended Posts

Somalina   

B/weyne: HN: Waxaa maanta soo gaaray magaalada B/weyne wafdi balaaran oo uu hogaaminayo hogaamiyaha gobolka Hiiraan mudane C/fitaax Xasan Afrax.

 

Wafdigan oo ka soo kicitimay magaalada Muqdisho oo aay baryahan ku sugnaayeen ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyey masuuliyiin iyo dadweyne aad u farabadan.

 

Markii maamulku yimid magaalada waxaa loo gudbiyey xarunta gobolka halkaas oo aay kula hadleen dadweynaha magaalada B/weyne.

 

Wafdiga ayaa sidoo kale waxaa ka mida gen. Muqtaar oo ah sarkaal ka tirsan dowalada kumeelgaarka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

This new young leader caadi ma ahan...Waa raggeedii....It looks like inuu Hiiraan u soo baxay ninkii isku daba-ridi lahaa...It is good to see Gen. Mukhtaar Afraxoow too....Nin culus oo karti leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;809552 wrote:
Abwaan, wuu indho adag yahay, hubna wuu haystaa.

loool....Ka leexo dhinac ha isku raaciyee....I hope that stability comes back to the region so that people can get on with their lives.

One thing that looks promising over here is that young leaders are running the show.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

LOL, 3 bilood ka dib inaan arko ma rabo. lolz.... booska uu iga qaatey, ciil aa i haayo camal, waxaa ley dhahay adiga webiga ayaa nagu daadineysaa ee na dhaaf....j/k

 

Waa runtaa, odeyaashii meel ayaa la fadhiisinooyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;809557 wrote:
LOL, 3 bilood ka dib inaan arko ma rabo. lolz.... booska uu iga qaatey, ciil aa i haayo camal, waxaa ley dhahay adiga webiga ayaa nagu daadineysaa ee na dhaaf....j/k

 

Waa runtaa, odeyaashii meel ayaa la fadhiisinooyaa.

loool@Webiga....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Marar badan ayaa waxaa iga soo fakaday "xabsi hala geliyo, hala toogto". Anagey nagu soo jeesanee haddaan qalad galno ee xil yeysan noo qaban ayaa la isku raacey, waa calaamadeysanahay marka. Ganacsi lee laygu ogtahay hadda. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this