Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Faroole needs to leave office or else i will remove him general Samatar

Recommended Posts

Qardho,(lasanod Online)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Amniga Puntland, haddana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Puntland..

 

oo maanta gaadhay magaalada Qardho, ayaa shir uu Saxaafadda u qabtay kaga hadlay arimo badan.

 

Wuxuuna ku dheeraaday arimo uu kamid yahay Dastuurka cusub ee Puntland ee 15-ka bisha soo socota ee April ay ergooyinka koobni ansixin doonaan, isagoo sheegay in Dastuurkaasi uu yahay mid aan la aqbali Karin, rabitaanka shacabkana aan ka turjumeyn.

 

Cabdilaahi Siciid waxuu ka tacsiyeeyey geerida madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahaana asaasihii dowladda Puntland Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo xalay ku geeriyoodey dalka Imaaraadka carabta, kadib markii uu in mudo ah xanuunsanayey.

 

Gen. Samatar waxa kale oo uu digniin culus u diray madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, isagoo sheegay inuu maray wado aan ahayn tii uu ku dhaartay inuu Puntalnd ku hagi doono markii uu xilka qabtay.

 

Si gaar ah wuxuu usoo hadal qaaday mudada sanadka ay ee ay xukuumadda Faroole xilka ku kororsatay, isagoo tilmaamay in taasi ay tahay mid dadka Puntland aysan aqbali doonin islamarkaana dhibaato horseedi doonta

 

“Hal maalin kuma darsan kartid… hal maalin, hadii aad ku darsatidna waan u sheegayaa Isimada, waan u sheegayaa dadweynaha, waxan u sheegayaa indheer garadka, wixii dalka ka dhaca adaa mas’uul ka ah” ayuu yidhi Samatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qaranki   

“Hal maalin kuma darsan kartid… hal maalin, hadii aad ku darsatidna waan u sheegayaa Isimada, waan u sheegayaa dadweynaha, waxan u sheegayaa indheer garadka, wixii dalka ka dhaca adaa mas’uul ka ah” ayuu yidhi Samatar.

He should be barred from running on that quote alone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

[quote= hadii aad ku darsatidna waan u sheegayaa Isimada, waan u sheegayaa dadweynaha, waxan u sheegayaa indheer garadka, wixii dalka ka dhaca adaa mas’uul ka ah” ayuu yidhi Samatar.

What about if thety said we are happy after bribing them with the OIL bounty?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this