Sign in to follow this  
Dr_Osman

Karin-Bosaso Irrigation System Officially Opens. PICS. Is Bari In An Agriculture Boom?

Recommended Posts

Dr_Osman   

Heerka Wax Soo Saarka Beeraha Degaanka Dhud ee Gobolka Bari oo Kor u Kacay(Sawiro).

17/03/2012 | Filed under: Somali News | Posted by: Saacid Yare

 

Heerka Wax Soo Saarka Beeraha Degaanka Dhug ee Gobolka Bari ayaa Kor u Kacday,Iyadoo Dhawaan qaar ka mid ah dadka degaanka Dhug ee Gobolka Bari ay bilaabeen Tabcashada Beeraha ayaa Waxaa haatan Muuqata in Horumar laga Samaynayo Dhinaca wax soo saarha dalagyada.

 

Dalagyada la beeray ayaa waxaa ka mid ah Sida :Babayga ,Yaanyada, Qaraha, Barbarooniga, Masagada, Digirta, Timirta iyo kuwo kale waxaana beeraleydu ay Sheegeen in ay ku tala jiraan beerista dalagyo kale sida Mooska iyo Liinta, waxaana imminka deegaano hor leh loo diyaarinayaa in wax lagu beero ka dib tijaabooyinkii hore oo hididiilo wanaagsan muujiyay.

 

Inta badan waraabka Beerahan waxa uu yahay Roob ku bax inkastoo ay jiraan Siyaabo kale oo lagu waraabibay hase ahaatee ma badna.

 

Tani waxa ay dhiiri galinaysaa dad badan iyadoo cadeyneysa in dalagyo kala duwan ay ka baxayaan deegaanka Dhud ee Gobolka Bari.

 

Beero-1.jpg

Beero-4.jpg

waxsoosaarka3.jpg

waxsoosaarka5.jpg

u_21841d_2010-10-15-10-47-42f_bariis1.jp

44.jpg

Beeraha-Cad-Ma-Dooni.jpg

waxsoosaarka2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

u_21841d_2010-10-15-10-47-42f_bariis1.jp

Beeraha-Cad-Ma-Dooni.jpg

 

war meeshu waxa ka socodo rice farms, meeshu ma shiino ba? puntland waa meeshu ugu beero badan waqoyiga somalia marki la soo dhaafo beletweyn illa zaylac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

kingy, horumarka ay gaarayso puntland dad badan ayaa ka xun, bal eega habartan iyo naxdinta ka hayso horumarka puntland oo aysan waxba ka gaban karin inay eegto mooye

scaled.php?server=26&filename=johro20014

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;805529 wrote:
kingy, horumarka ay gaarayso puntland dad badan ayaa ka xun, bal eega habartan iyo naxdinta ka hayso horumarka puntland oo aysan waxba ka gaban karin inay eegto mooye

:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Garowe mayor office

nugaal1-300x228.jpg

 

Qardho mayor office

Kalfadhi-Golaha-Deegaanka-Qardho-By-Blac

 

finally

 

bosaso cabinet

Siminaar-Dowladda-hoose-3-640x360.jpg

 

vs

 

mogadishu cabinet

2428.jpg

 

hargeisa cabinet

golaha-wasiirada-somaliland.jpg

 

lol im not even comparing them to our real political capital with a proper presidential palace under construction and the most modern parliament in somali history, not to mention 3 governor houses that are more grand then anything in mogadishu and hargeisa, plus a government guest house under construction in qardho

Image1.jpg

 

I think Puntland has some good government institutions oo laga daysto. Hurry up guys before your left behind. Doodayda halkay marayso ma aragtan lol, I comparing local governments to hargeisa and mogadishu regional govts

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This guy on left hand side is struggling

Siminaar-Dowladda-hoose-3-640x360.jpg

 

He probably goes to uni at night in bosaso

000100031475:af17ccc1d908d9c50523e5ec2de

 

Who knows maybe me and kingy will be going there to teach PHD curriculums while watching our city transform into a cosmopolitan hub

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Galgala, Karin, Xamur, Balikhadar, have small subsistance farmers. They are growers of various types of food crops and they are quite successful in eking out a decent standard of living for themselves without any outside help. Nice pics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this