Sign in to follow this  
Liibaan

WarDegdegAh:Ra’isulWasareGaas “WaaSharci Aqoonsiga Khatumo State”Raaligelin Siiyay MadaxWeyneShariif

Recommended Posts

Liibaan   

Qoraal uu ku saxiixan yahay Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Somalia ayaa raaligelin lagu siiyay Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed Qoraalka waxaa lagu cadeeyay inay qalad ahayd digreetadii uu ku saxiixnaa Wasiirka ee lagu sheegay in laga laabtay aqoonsigii Khaatumo state.

 

 

 

Waraaq Kasoo Baxday Xafiiska Cabdiwali Gaas Oo Burinaysa Waraaq Shalay Kasoo Baxday Isla Xafiiskaas(Akhtiso).

 

Muqdisho: Waxaa shalay Xafiiska Ra’isal Wasaaraha kasoo baxday waraaq ay buun buuniyeen dad u jeedooyin gaar ah leh, kuwaas oo kasoo hor jeeday Maamulka Khaatumo State oo isagu si buuxda u taaba galay mudo kooban gudaheed.

 

Waraaqdan oo soo baxday Subaxnimada Saaka ayaa burinayna Waraaqdan shalay kasoo baxaday Isla Xafiiskan. Wareegtadan maanta soo baxday ayaa been abuur iyo khalad ku tilmaamaysa Waraq ay shalay soo saareen Taageerayasha Faroole iyo Siilaanyo oo ah kuwo hoosta ka xidid ah.

 

Hadaba waraaqan oo uu ku saxiixan yahay Wasiirka Beeraha Iyo Xanaanada Xoolaha Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim.

 

Hoos Ka Akhriso

 

 

Wareegto-KAsoo-Baxday-Xafiiska-Cabdiwali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waxaan u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xafiiska Ra'iisal Wasaraha Oo Raaligelin Ka Bixiyey Warqad Ka Baxday Xafiiskaas-

Lasanod Online. Sunday, March 11, 2012

 

 

 

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Wareegto kasoo baxaday xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Somalia, ayaa cudurdaar lagaga bixiyey warqadii hore..

 

ugasoo baxday ee lagu sheegay in aqoonsigii lagala noqoday Khaatumo State.

 

Warqadan cusub ayaa noqonaysa mid beeninaysa tii hore oo lagu sheegay inay si aan sharci ahayn uga baxday xafiiskaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this