Sign in to follow this  
kingofkings

Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha oo si heer sare ah loo soo dhoweeyey

Recommended Posts

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safaro shaqo oo uu ku soo kala bixiyey dalal fara badan. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha, Wasiiro, xildhibaano, Guddoomiyaha Gobolka, ururada Haweenka Gobolka Banaadir iyo shacabka Soomaaliyeed.

 

Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha waxaa la gudoonsiiyey oo qoorta loo suray ubax, ka dibna waxuu gacan qaaday dhammaan qeybihii bulshada kala duwanaa ee halkaas ku soo dhoweeyey.

 

Soo dhoweyntan ayaa aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay oo muujineysey sida shacabka Soomaaliyeed ay u taageersanyihiin waxqabadkii Ra’iisul Wasaaraha. Soo dhoweynta ka dib Ra’iisul Wasaaraha ayaa halkaas kula hadlay saxaafadda kana warbixiyey safarkiisii shaqo.

 

Ugu horreyntii waxuu u mahadceliyey Haweenka Soomaaliyeed oo uu sheegay in 8dii Maarso uu ka maqnaa dalka, xusayna in Haweenka Soomaaliyeed ay yihiin laf-dhabarka bulshada isla markaana ay Xukuumaddu ku dadaali doonto in xuquuqdooda gaarka ah dib loogu soo celiyo oo uu sheegay in 30% laga siin doono tirada ergada Soomaaliyeed iyo Baarlamaanka cusub.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay shirkii London inuu ahaa mid najaxay oo caalamka oo dhan u soo jeediyey Soomaaliya isla markaana lagu ballanqaaday in Soomaaliya lagu soo caadi soo celinta sharaftii iyo karaamadii shacabka Soomaaliyeed, isagoo uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska doorkii hoggaamineed ee uu ka qaatay arrimaha Soomaaliya.

 

Sidoo kale waxuu ku tilmaamay safaradii uu ku soo kala bixiyey Brussels oo ah xarunta Midowga Yurub, Norway iyo Sweden kuwo guul ahaa oo dhammaan dalalkaas ay soo dhoweeyeen dadaalada Roadmap ka iyo horumarka baaxadda leh ee laga sameeyey dhanka amniga. Waxuuna sheegay inay wada ballanqaadeen inay ku saacidaan dowladda sidii loo soo afjari lahaa xilliga KMG ah.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu kulamo la soo qaatay Soomaalida Qurbo joogta ah ee dhammaan waddamadii uu tegey warbixin buuxdana ka sii yey xaaladda dalka isla markaana uu ugu baaqay qurbo-joogta inay dalka dib-u-dhiskiisa ka qeybqaataan.

 

Ugu danbeyntii Ra’iisul Wasaarahu waxuu sheegay inuu Nairobi kula kulmay diblomaasiyiinta daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Safiirka Mareykanka, Norway, Italy iyo Ambassador Mahiga oo uu dhammaan kala hadlay xaaladda dalka kana codsaday in shacabka soomaaliyeed lagu taageero qorshaha soo afjarista xilliga KMG ah. Sidoo kale Ra’iisul Wasaarahu waxuu sheegay inuu kulan dheer shalay fiidkii la qaatay Wendy Sherman oo ah Ku-Xigeenka Hillary Clinton oo ay ka wada hadleen arrimaha amniga, dastuurka, dib-u-habeynta baarlamaanka iyo sidii loo saacidi lahaa gobolada iyo degmooyinka laga xorreeyo Al-Shabaab. Ra’iisul Wasaarahu waxuu sheegay inuu u ballanqaaday Mareykanka in xilliga KMG ah la soo afjari doono August oo shacabka Soomaaliyeed aanay oggoleyn in muddo kororsi la sameeyo, waxuuna sheegay in qorsheyaashii loogu gudbi lahaa dowlad rasmi ah ay degsanyihiin dhowaana la rajeynayo in ergooyinka soomaaliyeed ee gaaraya 1000 la isagu keeni doono Muqdisho si ay u ansixiyaan dastuurka, isla markaana la soo xuli doono baarlamaan kooban oo tayo leh.

 

Soo dhoweyntii maanta la soo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha ayaa aheyd mid si aad ah looga doodayey magaalada Muqdisho, shacabkuna ay aad ugu faraxsanaayeen inay soo dhoweeyaan Ra’iisul Wasaarahoodii oo guulo waaweyn ka soo hoyey xiriirka beesha caalamka iyo Soomaaliya.

 

IMG_1642.jpg

IMG_1656.jpg

IMG_1660.jpg

IMG_1666.jpg

IMG_1672.jpg

IMG_1716.jpg

IMG_1726.jpg

IMG_1727.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

The Hermet;802001 wrote:
^^^ maybe you should create the same thread when shariff lands in mugdisho next time, instead of being a clan cheerleader as usual...
:D

lol...haba ka sugin taas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;802004 wrote:
lol...haba ka sugin taas.

wuxuna iskadiga inu Somalia wanag uso wado...lakin waa iska hadal as usual, more GAS...

 

Sheriffna waa madaxwaynehisa .... kaa fikir... dadkan cadi maha...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ what's with the accusation:confused: The same thing can be said about the two of you. As the old adage goes, "people who live in glass houses shouldn't throw stones". SMH:rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;802011 wrote:
^^^^ what's with the accusation:confused: The same thing can be said about the two of you. As the old adage goes, "people who live in glass houses shouldn't throw stones". SMH:rolleyes:

I WELCOME THE PRESIDENT OF THE REPUBLIC OF SOMALILAND WHETHER HE IS FROM AWDAL OR HARGAISA OR BURCO OR ANYWHERE IN SOMALILAND...THE PRESIDENT THAT CONTROL FROM THE DJBOUTI BORDER TO THE BORDER WITH SOMALIA....

 

You my friend claim to be from Somalia but hold your clan in higher esteem them your self professed Country...

 

SAD.....walahi i still dont know how these other somali's can share a country with pirates. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

i don't know how to respond to your self delusionalism that has gone for too long. No amount of rants on SOL will help your enclave become a country. Why don't you leave this thread and find the one that's collecting petitions for your failed enclave to get recognition because all other venues have obviously FAILED. Who knows, maybe another 20 years of petition collecting will finally help your enclave get independence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;802021 wrote:
i don't know how to respond to your self delusionalism that has gone for too long. No amount of rants on SOL will help your enclave become a country. Why don't you leave this thread and find the one that's collecting petitions for your failed enclave to get recognition because all other venues have obviously FAILED. Who knows, maybe another 20 years of petition collecting will finally help your enclave get independence.

hahahaha...its okay as long as we have peace, stability, progress and border between us..and i dont have to share a country with you im more then content and i pray my brothers down south see your tribal chauvinism i.e. your Siadist tribal ambition for hegemony for what it is...you are not interested in Somali statehood, you never were you are interested in clan ambitions and unfortunately for you..Somaliland has destroyed that dream permanently .... :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;802029 wrote:
hahahaha...its okay as long as we have peace, stability, progress and border between us..and i dont have to share a country with you im more then content and i pray my brothers down south see your tribal chauvinism i.e. your Siadist tribal ambition for hegemony for what it is...you are not interested in Somali statehood, you never were you are interested in clan ambitions and unfortunately for you..Somaliland has destroyed that dream permanently .... :cool:

fadlan stop mentioning dead people (AUN) on this forum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;802031 wrote:
fadlan stop mentioning dead people (AUN) on this forum.

Welcome your president next time then young pirate and stop the clan chauvinism, youve been proven to be nothing but hot air stop embaressing yourself. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;802046 wrote:
Welcome your president next time then young pirate and stop the clan chauvinism, youve been proven to be nothing but hot air stop embaressing yourself.
;)

:D hermit don't talk in third person narrative it makes you sound crazy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Farmaajo started paying women to welcome him with his picture in the airport. Now it became a business with banners and uniforms. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

It was bad enough to deny the man's educational achievement and his charisma and ability to deal with people on all levels and govern effectively. Now the love the people have for him and display is reduced to paid work. Shame man, that's shameful.

 

Now this is Koonfuria, the secessionist's sudden interest of the welcome of the Prime minister of Somalia in Mogadishu is quite amusing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this