Sign in to follow this  
Dr_Osman

Saado Cali: ''Puntland horumar bey gaartey''

Recommended Posts

Dr_Osman   

''Puntland horumar bey gaartey''

6 Mar 6, 2012 - 1:42:39 AM

 

 

 

GAROWE ONLINE

 

Fanaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed Saado Cali Warsame ayaa faahfaahisay hees dhawaan ay u soo qaaday Puntland,taasoo ay ku tilmaamayso kahyraadka dabiiciga ah ee Eebe ku manaysatay dhulka Puntland,waxaana heestaasi ay taabanaysaa gobolka Bari iyo caasimadiisa Bossaso.

 

Saado Cali warsame oo waraysi dhinacyo badan ah oo ku saabsan taariikh faneedkeeda siisay idaacada Radio Garowe ayaa xustay in heestani ay timid ka dib markay aragtay dad dhaliilaya Puntland oo ay sheegtay in horumar balaaran gaartey

 

Saado Cali waxaa kele oo ay tibaaxaday in laga yaabo inay timaado Caasimada Puntland Garowe waqtiyada soo socda,si uga qayb-qaadato wacyigelinta bulshada reer Puntland iyo guud ahaanba Somalia.

 

Saado Cali Warsame haday timaado waxay noqonaysaa 21 sanno ka dib inay dalka dib ugu soo noqoto,hore Puntland waxaa u yimid Axmed Naaji Sacad kadib 20 sanoo burburkii Somalia.

 

Halkan ka dhageyso waraysiga Saado uu la yeeshey Aadan Xaaji Sooyaal

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_horumar_bey_gaartey.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;799467 wrote:
''Puntland horumar bey gaartey''

6 Mar 6, 2012 - 1:42:39 AM

 

 

 

GAROWE ONLINE

 

Fanaanadda
caanka
ah ee Soomaaliyeed Saado Cali Warsame ayaa faahfaahisay hees dhawaan ay u soo qaaday Puntland,taasoo ay ku tilmaamayso kahyraadka dabiiciga ah ee Eebe ku manaysatay dhulka Puntland,waxaana heestaasi ay taabanaysaa gobolka Bari iyo caasimadiisa Bossaso.

 

It's funny how you didn't say Fanaanadda "Qaranka", instead you said Fanaanadda"Caanka".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this