Sign in to follow this  
samawado

shahre el khair

Recommended Posts

samawado   

al salamu calikum waraxmatu allah wa barakatuh, Because the holly month of ramadan is very close i thought i'd pass by to say Ramadan kareem & may allah narta nagacetqeyo.

 

------------------

samawado

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Aamiin, Allaha na waafajiyo bishan barakaysan cibaadadeeda, naxariisteeda iyo cafiska Allah.

 

Bishan waa bisha Quraanka soo dagay, sida ugu wanaagsan oo waqtigeeda lagu dhowro waxaa ugu wanaagsan in Quraan la akhriyo lana khatimo dhowr jeer.

 

Xasanaatka bisha Ramadaan waa la labalaabaa, sidaa darteed halkii xaraf waxaa ku jirta toban xasano, marka halkii kkatam waxaa ku jirta 3 malyan, iyo lix boqol uu kun oo xasano, markaas ku dhufo laba jabaar bisha ramadaan.

 

Sadaqda Bishaan ayadan waa bisha ugu wanaagsan oo la bixiyo.

 

Somalia hal qof qadadiisa waxaa ku filan (10 cents, US) marka, hal Dollar wuxuu qado ka bixin karaa toban qof oo baahan. Boqol Dollar wexey baahi tiri kartaa hal cid oo agoon leh labo bilood.

 

Habeenkii Ramadaan, waxaa loo gaar yeelay cibaado, qofkii istaaga habeenkii, wuxuu galayaa addoonta Allah ee gaarka ah, iimaanka ayaa loo kordhiyaa, diinta ayaa lagu sugaa, dambigooda waa la dhaafaa, naxariisna dushooda ayey ku soo degtaa, run ahaantii, nasiib weyn qofkii haleela.

 

Maalinka Ramadaanka, xasuus Allah oo badan, iyo cibro qaadasho, lagu cibro qaato, kuwaan jecleyn oon sanadkaan nala joogin.

 

 

Bishani, kheyr weyn bey siddaa, qofkey dhaafto waa nasiib xunyahay.

 

Allow na waafaji kheyrkeeda.

 

Aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this