Sign in to follow this  
Dr_Osman

OMG. Hargeisa Copies Bosaso Technical Trade-Fair Adds Folklore After Seeing Folkore In Bosaso

Recommended Posts

Dr_Osman   

Carwo aan nooceeda hore loogu qaban Somaliland oo maalintii 2-aad Hargeysa ka socota

Comments (0) | Write Comment

 

Hargeysa(RBC):- Carwo aan nooceeda Somaliland loogu qaban ayaa maalintii labaad ka socota magaalada Hargeysaa, taasoo lagu soo bandhigayo farshaxannimada, isla markaana loogu tartamayo qaadista Sawirrada, Samaynta Sawir-gacmeedyada, Ciyaaraha Hiddaha iyo qaybo kale.

 

Waxyaabaha lagu soo bandhigay Carwadaas waxa ka mid ah Muuqaallada Sawirradadoodu Bayka RBC ee warkan dhexdiisa idiinka muuqda.

 

Carwadan oo ah mid nooceedu ku cusub-yahay Somaliland, ayaa shalay laga furay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ujeeddada Carwadan iyo waxyaabaha lagu soo bandhigayo faah-faahin warbaahinta ka siiyey Maamulaha guud ee Shirkadda KMC oo iyadu soo qaban-qaabisay Carwadan Cabdilaahi Axmed Cabdillaahi, waxaanu sheegay in bandhigan oo socon doona illaa bilowga bisha horraanta March uu ka koobnaan doono tartammo kala duwan oo dhinacyada Sawir-gacmeedyada ah, Sawirrada Camera-dda, Video-ga, Filimada iyo Decomuntery-ga, waxaana ka qayb qaadanaya dad faro badan oo daafaha caalamka ku kala nool sida Ingiriiska, Maraykanka, Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Malaysia iyo meelo kale oo Somaliland ka mid tahay.

 

Inta uu maharajaanku socdo waxaa socon doona waxyaabaha kale ee lagu tartamayo sida Gabayada, Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka iyo Heesaha. Halka sidoo kalena Sawir-gacmeedyada lagu celin doono mar labaad.

 

Waxa Carwada furay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), waxa ka qaybgalay Masuuliyiin tiro badan oo ka kala socday Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno Baarlamanka ka tirsan, Agaasimayaal, Madaxda Hay’adaha caalamiga ah, Ururrada waddaniga ah, Ganacsato iyo dadweyne tiro badan, waxaana shalay illaa maanta ku qulqulaya dadweyne fara badan oo inay waxyaabaha halkaa lagu soo bandhigayo daawadaan u tagay.

 

Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay ee Carwadan oo kale lagu qabto Somaliland, iyada oo inta badan Carwooyinka lagu qabto Somaliland u badan yihiin kuwo Ganacsi oo kaliya.

 

RBC Radio

 

Xafiiska wararka ee Hargeysa.

 

werwer-300x225.jpg

sdfsf.jpg

KMC4.jpg

KMC10.jpg

45643.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is a total disgrace, yaa islan ah. Waxay copy caadi ah ka sameyeen technical trade fair ka dhacay bosaso. They copied it and planned it ahead lakin they saw the latest carwo with tradition and folkore marka they included that as an emergency agenda item. Waxan oo kale looma adkaysan karo!!! I've had enough of this wa dandansi iyo ku xumay reer puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

You snm 50km land mass let me tell you. U wont ever be like Puntland whos is 5 times your size and consists of 8 regions. Its the largest Regional Administration in Somalia and that includes you.

 

U wont be like this

iiii.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr osman u seem a bit frustrated, today I know you want. To be like somaliland but you just don't have what it takes you don't have the genetics. And you're small clan fiefdom is 2 and a half region they only control. Two regions and a section of mudug north galkacyo the rest of galkacyo is shared between two other clan states. To be honest the kings are the weakest of them all they hardly border hostile clans.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

They did a ku dayo on the technical trade-fair that happened in Bosaso a couple of months ago. They were planning since they saw bosaso technical trade fair and now when they were about to open they added the folklore agenda after seeing that bosaso did it just the other day however they couldnt plan for it so as you can see its not big scale due to preparing late as Bosaso did another carwo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;797011 wrote:
Dr osman u seem a bit frustrated, today I know you want. To be like somaliland but you just don't have what it takes you don't have the genetics. And you're small clan fiefdom is 2 and a half region they only control. Two regions and a section of mudug north galkacyo the rest of galkacyo is shared between two other clan states. To be honest the kings are the weakest of them all they hardly border hostile clans.

hahaha...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Dr_Osman;797000 wrote:
You snm 50km land mass let me tell you. U wont ever be like Puntland whos is 5 times your size and consists of 8 regions. Its the largest Regional Administration in Somalia and that includes you.

 

U wont be like this

iiii.jpg

reminds me of Duke's logic. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this