Sign in to follow this  
Saalax

Somalia: Child soldiers in Puntland

Recommended Posts

Saalax   

Puntland oo Sheegtay In ay Qabatay Wiil 10-Jir ah Oo Qaab Ciidan Loo Tababaray [Cod]

 

 

Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

 

 

Wasiir Kuxigeenka amniga Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamed

Boosaaso[RBC Radio] Dawladda Puntland ayaa sheegtay galabta in Buuraha Calmadow ku jiraan rag Argagaxiso ah balse aysan Shacabweynaha ku dhaqan Puntland u qaadan in ay yihiin maleeshiyo Beeleed kasoo jeeda dadka kunool deegaanka kuwaas oo ah argagaxiso Caalami ah oo meesha isku soo aruursatay si dadka u dhibaateyso aan waxba galabsan.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda amniga Dawladda Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamed ayaa galabta sheegay in muddo badan ay ka hadleen una sheegeen dadweynaha Puntland in buurtaas Calmadow ku jiraan rag Argagaxiso Caalami ah balse aysan ahayn maleeshiyo qabiil ama Jabhad dawladda Puntland mucaarad ku ah oo xun ku dagaalamaysa balse kuwa shacabka dhibayaa ay yihiin.

…..”‘Waxaan rabaa in aan maanta ka fa’idaysto wax badan baa lagu sheekeyn jiray buurtaas Calmadow waxaa ku jira Maleeshiyaad Beeleed ah deegaanka dadka ah, wax badan baanu ka hadlnay anagu Warbaahinta inaanu dadkaasi ahayd dad beesha dega ah inaaney ahayn Maleeshiyo beed qabiil ama Jabhad ah oo dawladda Puntland Mucaarad ku ah iaaney ahayn in dadkaasi yihiin dad argagaxiso ah oo meesha isku soo aruursaday oo qeyb ka ah argagaxisada Caalamiga ah ……”‘ayuu yiri.

Md. Cabdijamaal Cismaan Maxamed ayaa xusay in marba haddii afkooda ka qirteen in ay yihiin agagaxiso welibana ay ku dhawaaqeen in ay yihiin Al-Qaacida ay tahay ALXAMDULILAAHI RABILCAALAMIIN taas oo ay Puntland horey u ogsooneyd balse ay la yaab ku tahay Caalamka oo sida uu sheegay muddo badan dhagaha ka furaysanayey hadaladii Puntland taas oo aysan weli fahmin.

Halkan ka dhagayso Codka Wasiir Kuxigeenka amniga Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamed

…..”Runtii Alxamdulilaahi rabil caalamiin mar haddii iyaga afkooda kasoo baxday maanta inay yihiin argagaxiso oo weliba ay ku dhawaaqeen awalba Al-Shabaab baa loo yaqiin oo Caalamku ku sheegi jiray Al-Shabaab balse in ay yihiin Al-Qaacida iyagaa sheegay anagu waa ogsooneyn laakiin Caalamku wax badan buu indhaha uga qarsanaayey waxa uu uga qarsanaayey magaran karno,aniga waxaan rabaa in aan kaga faa’idaysto in umada reer Puntland uu damiirkoodu soo noolaado hadda waa fiicanyahay wax badan baa la qabanayaa xogahaan dad Shacab ah ayaa Ciidamada ka caawiyey, diyaar bay u yihiin dadkooda iyo dalkooda inay difaacdaan muddo badan baanu dhaliilaynay Shacabka balse hadda amaan baan usoo Jeedinaynaa sidey Ciidamada amiga ula shaqeeyaaniin raali baan ka nahay dadkayagii weeye waanu soo dhaweyneynaa…”"”ayuu yiri mar kale.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda amniga Dawladda Puntland Cabdijamaal Cismaan Maxamed ayaa ka dhawaajiyey in cidii sameysa tanaasul hawsha ay hadda faraha kula jirto ay dawladdu soo dhaweyn doonto sidii uu horeyba u balanqaaday Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole balse sheegay inaysan haysan maanta Jaanis ay dib ugu soo noqdaan oo wakhtigoodii dhamaaday.

……”‘Cid allaale iyo cidii tanaasulaad sameyneysa dadkeeda iyo dalkeeda waanu soo dhaweyneynaa sida Madaxweynaha Puntland muddo badan uu sheegay wey u furantahay in Jaaniska uu ka faa’idaysto maanta nimankaasi kuwa wakhti u haray maahan….”ayuu xusay.

Sidoo kale Cabdijamaal ayaa xusay in dhawaan ay gacanta ku dhigeen wiil 10-jir ah oo ay Irbad kaga dhufsaneyd dhanka gacanta bidix kaas oo loo tababaray furfurida AK-47 iyo qaababkii kale ee Ciidan,wuxuuna noo sheegay xogo badan oo muhiim ah iyo in Sanka wax laga siiyey isagoona si aad ah u dhaleeceeyey goobaha lagu barto quraanka kuna tilmaamay kuwa qaarkood u furtay inay si khaldan u Isticmaalaan balse gebi ahaantood aysan wada ahayn kuwa falalkaas ku kacaya.

…..”‘ Dadka reer Puntland waxaan u sheegayaa maalin dhaweyn inan yar oo 10-jir ah bay hay’adaha amnigu qabteen oo hadda aabihii Gaalkacyo uga yimid inankaasi irbad baa ku dhufsaneyd qoriga AK-47 wuu furfurayaa qaabkii ciidan ahaa oo dhan baa loo tababaray ,waxyaabahaas oo dhan waxay ka yimaadaaniin malcaamadaha sida qaloocan u shaqeeya mana wada oran karo malcaamadaha oo dhan weeye balse waxaa Jirta qeyb si khaldan u shaqeysa oo marka u badaka waalidiintu u gaystaan si khaldan u isticmaala damiirkoodana badela dhanka bidixda ah buu ka talaalnaa wuxuuna noo sheegay in sanka wax laga siiyey…”ayuu sidoo kale sheegay.

Gabagabadii ayaa dadweynaha reer Puntland uu u sheegay in amniga Putland maanta uu yahay 100%, iyadoona ay si weyn ugu halgameen laamaha amniga Puntland taas oo in badan ay iska kaashadeen shacab,dawlad iyo Xukuumadba in la helo dadka dhibaatada bulshada dhexdeeda ku haya isagoona tilmaamay in kuwa dhibaatada wadaa aysan wakhtiga iska lumin loona dirayo fariin ah in Puntland shacabkeedii uu soo Jeestay.

Cismaan Turaabi

RBC Radio

Xafiiska Wararka Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;796436 wrote:
now it makes sense why they always run away....hahahah...

 

next time we scatter candy on the battlefield...:cool:

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. They're like the member "Somalia", he can talk the talk (comedian talk), but when the going gets tough, he's going to outrun his own shoes!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Those are not child soldiers of Puntland, Puntland captured them in Cal Madow.

 

And FreshPrince, you just can't get me out of your mind.

 

Which comment was it when you lost it, was the "Puntland won't raise a finger" or the rape, torture or killing bit? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

M&Ms are sugar coated chocolate, not candy.

 

You don't know nothing about nothing do you? :D I should ask you stuff about your region but you wouldn't know them either.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;796454 wrote:
M&Ms are sugar coated chocolate, not candy.

 

You don't know nothing about nothing do you?
:D
I should ask you stuff about your region but you wouldn't know them either.

That's why I said "Perhaps", after I said, "Candy". Build your reading skills, silly kid!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

FreshPrince;796456 wrote:
That's why I said "Perhaps", after I said, "Candy". Build your reading skills, silly kid!

Maybe I should teach you English. Perhaps is used in an instance of uncertainty, so you saying perhaps means, "maybe candy", not "is it maybe candy"..

 

Damn, with people like you, SSC will become the number one fictional state in the whoooole wiiiiiide wooooooooooorld :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

FreshPrince;796441 wrote:
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. They're like the member "Somalia", he can talk the talk (comedian talk), but when the going gets tough, he's going to outrun his own shoes!

hahahaha...i know what you mean even historically back home they tell me these pirates are known to be the most lilly livered in any war and are always the first to run away...prime example SSDF, they had weapons yet ran away from Barre, today bax bax land cant even pass Garowe yet they talk a good game with "we control sanag and sool"....waaa iska hadal as soon as the first bullet is fired...

 

tooolahiyaaaaay caaaraaara.....ayay arinto noqata..:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;796461 wrote:
Maybe I should teach you English. Perhaps is used in an instance of uncertainty, so you saying perhaps means, "maybe candy", not "is it maybe candy"..

 

Damn, with people like you, SSC will become the number one fictional state in the whoooole wiiiiiide wooooooooooorld
:D

Somalia keep talking saxib...we all know we got this show on lock...and you sleep in garowe because of the mercy of Somaliland. :cool:

 

hahahaha...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The Hermet;796479 wrote:
Somalia keep talking saxib...we all know we got this show on lock...and you sleep in garowe because of the mercy of Somaliland. :cool:

 

hahahaha...

You shouldn't even laugh, a sub-sub-sub-sub clan of the SSC clan took 1 truck with anti-aircraft guns from you and 2 technicals with heavy machine guns.

 

That is a pure embarrassment, watch here.

 

bb21.jpg

bb19.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Hermet;796436 wrote:
now it makes sense why they always run away....hahahah...

 

next time we scatter candy on the battlefield...:cool:

 

UNICEF and other children's protection organizations are keeping a good eye on the rising number of

child soldiers in Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Saalax;796693 wrote:
UNICEF and other children's protection organizations are keeping a good eye on the rising number of

child soldiers in Puntland.

No they aren't, because it is fake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this