Sign in to follow this  
nuune

Somalia to break UK relations

Recommended Posts

BOB   

Waryaa Nuune maxaa si kaa ah ina aabow? Somalia prime minister Abdirashid Ali Sharmarke? March 11? Lool Anigoo siyaasada aan jecleyn baaba fahmaya sheekadaada maxaad moodaa ahlu fadhi ku dirir?

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Ina aaboow, siyaasad waa tii hore, waxan imika jira siyaasad maaha, waxaan u aqaanaa waxa hada jira istiimis

 

 

Madaxweynaha Bristols ma ku soo dhaweesey

 

 

 

Somalia, thanks for the video, I haven't seen that actually.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

nuune;795795 wrote:
Madaxweynaha Bristols ma ku soo dhaweesey

LoooL would you believe me if I told you that I only heard that he came to Bristol the next day? Ninyahow waa ogtahay inaan aniga filimaadkaas galin oo aan ka jeclaan lahaa adigoo Bristol iigu imaado.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Libaax, dhibka jira waxaa weeye mar haddii lagaa murxiyo wadaninimada macaankeeda ama qaranimada qiimaheeda wey kuu dhamaatey, madaxweyne kasta ahoow ama magac kasta lahoow, haddiiba lagu muruxsadeyba oo lagu siibtey waa kuu dhamaatey, hence, dugaag muruxsan smileys.gif

 

 

 

Bob, in my next visit to UK, waan ku soo mari Inshaa Allaah, hade wadaadna waan ahey bun iyo faakideysi ama shurbeysi waxaan aheyn i mari maayo ina aaboow

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

nuune;795812 wrote:
Bob, in my next visit to UK, waan ku soo mari Inshaa Allaah, hade wadaadna waan ahey bun iyo faakideysi ama shurbeysi waxaan aheyn i mari maayo ina aaboow

Nuune xataa anigaa? ma adigaa waadaad ah? laa xowlah walaa quwwata illaa billaah. ina aabow bun intaa warkiisa ka baxdo wax ka fiican aan kuu hayaa...qubo subageeda ka waran? hadaa alaabtaas taabato been kuu sheegi maayo qudbo siro iyo wax baad raadin doontaa oo labo isu keeni meysid habeenkaas adoon bismillah xaajiyada dhihin.

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this