Sign in to follow this  
walaalkis

alshabaab stil working on recapturing mogadishu

Recommended Posts

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku qaaday Saldhig Ciidamada dowladda KMG ah ay ku leeyihin Xaafado ku yaal degmooyinka Yaaqshid iyo Hodan ee gobolka Banaadir.

 

 

 

Goobjoogayaal ku sugan degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in xalay sideeddii Habeenimo rag ka tirsan Al shabaab ay weerareen Xeradii hore ee Tolmada iyo Warshadda Caanaha oo ay fariisimo ciidan ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah.

 

 

 

Sidoo kale dagaal ayaa isna ka dhacay Xaafadda Laanta Towfiiq degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir halkaasi oo la sheegay in lagu weeraray Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo ku sugnaa inkastoo aysan cadeyn qasaaraha rasmiga ah ee kala gaaray dhinacyadaasi.

 

 

 

Gudoomiyaha degmada Hodan ee dowladda KMG ah Cabdi Warsame Dhabaneey oo qadka Taleefonka aan kula xiriirnay ayaa sheegay in dagaalkii xalay uu ahaa mid aan sidaasi u buurneyn islamarkaana weerar fashilmay rag hubaysan oo ka tirsan Al Shabaab ay kusoo qaadeen sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Xiriiro kala duwan oo aanu la sameynay Maamulka degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir ayaa inoo suuro galin inaan qadka Taleefonka ku haleelno, hase ahaatee dagaalkii xalay ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay qoysas barakacayaal ah oo ku sugnaa xaafado ku yaal degmooyinka Hodan iyo Yaaqshid ee goblka Banaadir.

 

 

 

Xaafadda Soona-key degmada Hodan ayaa Madfac ay is weedaarsanayeen dhinacyadaasi ku dhacay, iyadoo halkaasi uu ku dhaawacmay sida la sheegay canug yar oo ka mid ah barakacayaasha ku sugan Xaafaddaasi.

 

 

Xaaladda goobihii lagu dagaalamay ayaa ah mid degan

the alqeada training is paying off, they sure are putting on some fight in the capital.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Hermit, I see you are proud of your uncle's accomplishments in maintaining the strife in south somalia particularly Mugadishu.

 

You overuse that smiley face but next to this particular comment It is sickening.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this