Sign in to follow this  
Showqi

Somaliaonline 5ta Ay U Shidantahay

Recommended Posts

Showqi   

Mudane iyo marwooyin Sol waa shan qaybood.

 

Faataa dhugleyaasha leh:

Waar Somaliland waa sidan

Waar Somaliland waa sideer

Waar Somaliland way duushay

 

kuwa ku cabaadaya:

Ku dayo Puntland ku dayo

Puntland barwaaqay ku jirtaa

Puntland waa wadda Oil iyo Dahab

 

Kuwa ku hanjaba:

Al-Shabaab hadii aanad la jirin gaaladaad la jirtaa

Wixii Al-Shabaab ka soo horjeeda waa in lagu jihaadaa

Soomaaliya infidels-ka iyo TFG-ga waan ka xoreeyneynaa

 

Qaar ku andacooda:

Atheist baa ka fiican diinta Islaamka

Diinta Islaamka wax ma laga sheegay, Anna weykan

The Big Bang waa meeshii uu aduunku ka soo bilowday

 

Troll, troll iyo ilma troll:

4taa aan kor ku sheegay hadii aanad ku jirin, waxaad tahay Qoladeyda

Qoladeeydu waa confused oo hadba meel ayaanu ku yara mashquulaa

Anagu reer tabareed ayaanu nahay oo Troll iyo Taah ayaanu la Tiicnaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

I'm not and never been part of those four gangs you've mentioned above and I'm not confused either...I'm just me simple BOB...the man from Kismayo...clean from any tribal sickness (Alhamdulillah) and follows nobody and enjoys being his own man and do things his own way.

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Walaalow sariir baanba kolkaa ku aruuray ee ma anigaa soo kici kara 21 sano ka bacdi? lol

 

 

 

 

 

PS. Waagii hore ciyaalka xaafada daacad ee ahaayeen oo qabiil iyo qurun ma kasi jirin laakiin maanta iyagaa ugu daran oo jeego dheerayaal ee isu badaleen marka kuwaasna iga ilaali iyagana qashinka.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Showqi, ani intee ku jiraa? 4ta aad kor ku xustey ayaan falaar ku ridaa? malaga yaabaa in group 5naad aad hilmaamtey? koley groupka falaarta ridaan ku jiraa. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I think the SL secessionist on this forum are the biggest troll by far. They'll have you believe Somaliland is as sacred and holy as the kacba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Somalina, adiga waxaan kugu darnay the Guerrilla Fighters halgankaaga waa la aqoonsanyahay but, but, but unless you take down one of the four groups that I mentioned above you are not that significant. Sorry sister but keep fighting Al-Shabaab are almost on their knees, maybe you will get their spot. :cool:

 

BOB ciyaalka xaafada qaarkood buufis aa ku dhacay.......:mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this