Sign in to follow this  
Caano_Geel

Allah will Support Those Who Support Others

Recommended Posts

''Wax baa u dhiman walaalkaa, haddaan hooyadaa dhaline, gacal iyo xigtaba waa ninkaad dhaxal wadaagtaan''

Reer Xamarku waa walaaladayo :D

 

Hargeysa (GNS)-Qaar ka mid ah Jaaliyada Jabuuti ee ku dhaqan Somaliland ayaa cabasho ka muujiyey qaabka ay Dawladda Somaliland ula dhaqanto, kuwaasi oo sheegay in laga tix galiyo Jaaliyadaha kale ee Reer Xamarka .

 

Jaaliyadan ayaa waxa ay cabasho ka muujiyeen hab dhaqan aan fiicnayn oo Dawladda Somaliland ula dhaqantay intii ay xilka la wareegtay Xukuumada Axmed Siilaanyo.

 

Xubno ka tirsan Jaaliyadan oo Codsaday in aan magacooda la sheegin ayaa Shabakada Gabiley News u sheegay in Xafiiska Wasiirka Madaxtooyada loo diiday iyaga oo si Meeqaam daran dibada looga saaray Xarunta Madaxtooyada wakhgi ay halkaasi ka doonayeen arrimo kaga xidhnaa.

 

Xidhiidhka Dawladdaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa baryahan dambe soo xumaanaya ka dib markii ay soo baxeen warar kala duwan oo tibaaxaya Masuuliyiinta labada Dal is fahan waa soo kala dhex galay, waxaanay taasi keentay in ay dibada u soo baxdo khilaafka ka dhaxeeya labada Dawladdood.

 

 

Sacad M. Cabdi

Gabiley News Reporter

Hargeysa/ Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this