Sign in to follow this  
kingofkings

Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey London (Sawiro)

Recommended Posts

Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa caawa [20 Feb 2012] ka soo degay Magaalada London halkaasoo loogu balansanyahay inuu ka furmo Shirweyne Caalami ah oo ku saabsan arrimaha Somalia.

 

Wafdiga Puntland waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Wasiirka Waxbarashada Md. Cabdi Farax Siciid (Juxa), Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cali Askar, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga Md. Cabdulqadir Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland Md. Maxamad Xasan Barre, iyo sarakiil ka tirsan Madaxtooyadda Dowladda Puntland.

 

Wafdiga Puntland ayaa waxaa garoonka Heathrow International Airport kusoo dhaweeeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ingriiska (Foreign and Commonwealth Office – FCO) iyadoo Wafdiga loo galbiyey Qeybta VIP-da ee garoonka Heathrow.

 

Intaasi ka dib ayaa Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Farole waxay la kula kulmeen gudaha garoonka dayuuradaha xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London halkasoo Madaxda Dowladda Puntland si weyn loogu soo dhaweeeyey.

 

Shirka Caalamiga ah ee arrimaha Somalia ayaa furmi doona 23 Feb 2012 iyadoo ay ka soo qeybgali doonaan in ka badan 50 Dowladood. Shirkii Dastuurka Somalia (Garowe II) ayaa lagu soo gabogabeeyey xarunta Dowladda Puntland ee Garowe maalintii Jimcaha 17 Feb 2012, iyadoo ay Madaxda Somalia shirkaasi ku saxiixeen Garowe Principles II oo ah heshiis qeexaya habsocodka barnaamijka Dastuurka Federaalka ee Somalia.

 

Source: Xafiiska Madaxweynaha

http://horseedmedia.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

A Puntland Government delegation led by H.E. President Abdirahman Mohamed Mohamud(Farole) arrived in London on Monday evening [20 Feb 2012] ahead of the opening of the International Conference on Somalia being hosted by the UK Government in London.

The Puntland delegation includes Interior Minister H.E. Abdullahi Ahmed Jama

(Ilkajir), Education Minister H.E. Abdi Farah Saeed (Juha), Information Minister H.E.

Ahmed Ali Askar, State Minister for International Cooperation H.E. Abdulkadir Abdi

Hashi, Puntland Election Commission Chairman H.E. Mohamed Hassan Barre, and officials from the Puntland Presidency.

Foreign and Commonwealth Office (FCO) officials welcomed the Puntland Government delegation at Heathrow International Airport, where the delegation was ushered to the airport’s VIP Lounge.

The Puntland Government delegation met with members of the Somali Diaspora, who waved flags and cheered to welcome the Puntland President’s delegation.

 

The International Conference on Somalia is scheduled for 23 Feb 2012 and around 50

world governments are expected to attend. On 17 Feb 2012, the 2nd Somalia National

Consultative Constitutional Conference (Garowe II) concluded in the Puntland capital

of Garowe, where Somali leaders signed Garowe Principles II document regarding the

constitutional process in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa caawa [20 Feb 2012] ka soo degay Magaalada London halkaasoo loogu balansanyahay inuu ka furmo Shirweyne Caalami ah oo ku saabsan arrimaha Somalia.

 

Wafdiga Puntland waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Wasiirka Waxbarashada Md. Cabdi Farax Siciid (Juxa), Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cali Askar, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga Md. Cabdulqadir Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland Md. Maxamad Xasan Barre, iyo sarakiil ka tirsan Madaxtooyadda Dowladda Puntland.

 

Wafdiga Puntland ayaa waxaa garoonka Heathrow International Airport kusoo dhaweeeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ingriiska (Foreign and Commonwealth Office – FCO) iyadoo Wafdiga loo galbiyey Qeybta

 

VIP-da ee garoonka Heathrow. Intaasi ka dib ayaa Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Farole waxay la kula kulmeen gudaha garoonka dayuuradaha xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London halkasoo Madaxda Dowladda Puntland si weyn loogu soo dhaweeeyey.

 

Shirka Caalamiga ah ee arrimaha Somalia ayaa furmi doona 23 Feb 2012 iyadoo ay ka soo qeybgali doonaan in ka badan 50 Dowladood. Shirkii Dastuurka Somalia

 

(Garowe II) ayaa lagu soo gabogabeeyey xarunta Dowladda Puntland ee Garowe maalintii Jimcaha 17 Feb 2012, iyadoo ay Madaxda Somalia shirkaasi ku saxiixeen Garowe Principles II oo ah heshiis qeexaya habsocodka barnaamijka Dastuurka Federaalka ee Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;792181 wrote:
la ilaaha illa laaah

 

nin culus baan mooday

he's not politician; he's up and coming artist. moving on, either contribute to the thread or leave in peace. salam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this