Sign in to follow this  
Mintid Farayar

Maraykanka oo Taageeray Heshiiskii Garowe - VOA

Recommended Posts

Talaado, 21 February 2012

Maraykanka oo Taageeray Heshiiskii Garowe

Yaasiin Isse Wardheere - VOA Somali | Nairobi, Kenya

 

 

 

Ergayga gaarka ah ee dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay magaalada Nairobi, wuxuu ku sheegay in horumar lag gaadhay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Swan wuxuu kaloo sheegay in rajo fiican laga sameeya dhinaca siyaasadda ee Soomaaliya kaddib markii ay kooxaha Soomaaliya ay dhawaan heshiis ku gaareen magaalada Garoowe.

Swan, wuxuu sheegay in dowladda Maraykanku ay soo dhaweynayso go'aamadii heshiiskii Garoowe oo u sheegay inuu wax weyn ka qabanayo sida looga baxayo xilliga kala guurka.

Danjire Swan, wuxuu shirkaasi jaraaid ku sheegay in dowladda Maraykanku ay soo dhaweynayso shirka London ka dhici doona.

Dhageyso warbixnta uuu weriyaha VOA ee Nairobi Yasiin Ciise Wardheere uu ka soo diray shirka jaraa'id ee Swan.

 

http://www.voanews.com/somali/news/Maraykanka-oo-Taageeray-Heshiiskii-Garoowe-139819833.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this