Sign in to follow this  
Abwaan

Garowe II Communique

Recommended Posts

Jiiroow Bakaal;791492 wrote:
Samafal baa aflagaadada bilaabey in page 2

if someone puts you in your place, it does not mean you engage in qabil name calling. the rules of the forum is clear when it comes to qabil and name calling. If following the rules is too much for you, take your mindless trolling somewhere else.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;791489 wrote:
For the last time....I have nothing against cid gaar ah....balse I am telling you walow ciddayda, taada iyo mid kale in xaqdarro loogu cammiro ma ogoli....Adiga Soomaalinnimadii xaggee kaa martay aan kaftan hagar ku jirto kugu soo tuuree? Markii Soomaali wanaag gaarto ayaa ciduhuna guuleysan doonaane! Maxaa un keliya doodda naga tusay hal dhinac iyo yaan la dhibsan, arrintan federaalka dan baa ku jirta un baan maqlaa...."Sacabka iyo dheesha haddii aan wax ku jirin maxaa habeenkii lee loo tumaa"? Ma maqashay oraahdaas?

 

Aan ka baxee dooddaydu waa Caddahay sida: Soomaaliya dagaallo ayaa meelo ka socda, nabadgeliyo xumo ayaa jirta, dad badan ayaa ka barakacay goobihii ay degganaayeen, qabiillo ayaa hubaysan, kuwo ayaa ka hub-yar amase aanba hubaysnayn, degaanno ayaa la kala haystaa, hadda....Waddammo ayaa faragelin toos ah ku haya dalka, Al-qaaciida iyo Shabaab oo is biirsaday ayaa dhul badan haysta, Dowlad taag-daran baa ka jirta oo tayadeeduna aad u liidato, siyaasiyiin aan xishoon, dembilayaal qaar yihiin, aan qaar aqoon lahayn baa horboodaya, For all those reasons Federal hadda Soomaaliya kama shaqaynayo.

ok. adi iyo ilaahaa. somalinimose anigu ma diidani. wax aan ka jeclahaan lahaa anagoo dawlad ah oo xoog badan saan ahaan jirnay ma leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

kingofkings;791498 wrote:
if someone puts you in your place, it does not mean you engage in qabil name calling. the rules of the forum is clear when it comes to qabil and name calling. If following the rules is too much for you, take your mindless trolling somewhere else.

Rules, rules bay ka dhammaan weysaa? Are you trying inaad dad ka dhex-hadashid and hint in Jiiroow la ban-gareeyo? Inuu khaldan yahay waan u wada sheegnay ee stop repeating....maalin walba ayaad rule jebisaa haddii rule lagugu qaadayee, dad iyo qabiillo intaba waad caysaa....malaha adiga kuma qabto rule-ku?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;791499 wrote:
ok. adi iyo ilaahaa. somalinimose anigu ma diidani. wax aan ka jeclahaan lahaa anagoo dawlad ah oo xoog badan saan ahaan jirnay ma leh.

I am glad to hear that...Ilaahna hanna gaarsiiyo, dedaalkeedana oo dhan baa nalaka wada sugayaa, haddii aan beelo u kala baxno oo qofba amase kooxba mid u dooddo lama gaarayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;791500 wrote:
Rules, rules bay ka dhammaan weysaa? Are you trying inaad dad ka dhex-hadashid and hint in Jiiroow la ban-gareeyo? Inuu khaldan yahay waan u wada sheegnay ee stop repeating....maalin walba ayaad rule jebisaa haddii rule lagugu qaadayee, dad iyo qabiillo intaba waad caysaa....malaha adiga kuma qabto rule-ku?

if the troll does not understand the rules, yes ban his or her out of this forum. Rules are there for a purpose. Why if there were no rules, believe you me, this forum would get ugly fast. However, are you excusing his qabil name calling? If so, maybe you and him or her whether it is need to reread the rules of this forum. Finally, i do not engage in qabil name calling. Look back at my posts so that you can see it for yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this