Sign in to follow this  
AsadSL

Demonstration Showdown in London?

Recommended Posts

AsadSL   

Pro Somaliland groups will gather in front of Downing Street on Feb 22 2012 and Anti Somaliland Pro Somalia( All Somalis who support a united Somalia) groups will gather at that same location on Feb 23 2012.

 

Who will outnumber who:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

Ogaysiis Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed:- Mudaharaad kadhacaya London 23/02/2012

somalian_somali_flag_poster_small-rc74a0

Mudaharad aad ubaaaladhan oo loogaka soo horjeedo kala qaybinta dalka Somaaliya isla markaasna lagu taageerayo wada jirka iyo midnimada Dalka iyo shacabka soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

somaliland_flag_poster_small-p2283195346

 

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

 

FADLAN KAALAY OO U HIILI QARANKA IYO QADIYADA SOMALILAND

 

Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo gooni isutaaga Somaliland ayaa ka dhaci doona magaalada London ee dalka Ingiriiska

 

Maalinta: Arbaca, 22 February 2012 Wakhtiga: 11am – 5pm

 

Goobta: Richmond Terrace (Kasoo horjeedka 10 Downing Street , London SW1)

 

Gaadiidka: Westminster Tube Station

 

Isku soo baxan balaadhan waa mid beesha caalamka lagu weydiisanayo in ay aqoonsadaan jiritaanka Somaliland, isla markaana ixtiraamaan rabitaanka shacbiga Somaliland. Waa banaanbax lagu muujinayo Madax-banaanida, qarrannimada iyo horumarka Somaliland.

 

Banaanbaxa waxa soo abaabulay Guddida Qabanqaabada Somaliland

 

ee UK ( UK Somaliland Working Group – UKSWG)

 

 

Waxaan ka codsnaynaa dhamaan Somalilanderska ku dhaqan UK in ay xil gaar ah iska saaraan banaanbaxan oy uga soo qayb galaan sidii sharafta lahayd ee looga soo qayb galay banaanbixii waynaa ee sanadkii hore aynu ku xusnay 20 guuradii Somaliland

 

Wixii faahfaahin ah fadlan kala soo xidhiidh UKSWG emailka hoos ku xusan:

Share this post


Link to post
Share on other sites

There will obviously be a police presence and they must be aware of who is having what protest where. I might go down there on the day to see what is going on :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

AsadSL;790032 wrote:
Who will outnumber who:confused:

Had this been circa 7 years ago, I would have comfortably said SL group, but these days I don't know since there has been a big [inward] movement of people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this