Sign in to follow this  
Liibaan

Prof. Cali Khaliif Wafti Balaadhan oo Ka Socda Khaatumo State of Somalia oo Soo Gaadhay London, UK

Recommended Posts

Liibaan   

galeydh1.jpg

 

 

Wafti Baalaadhan uu Hogaaminayo Ra`iisal Wasaarihii Hore ee Somaliya DR CALI KHALIIF GALAY DH

 

oo ka Soo Kicitimay Gobolada Khatumo State ee SSC. Soona Maray Wadamada ETHOPIA iyo NORWAY,

 

oo ay Halkaa Casuumado Rasmiya ay u Fidiyeen Dowladahaasi Ayaa ugu Danbayntii Soo Gaadhay Magaalo

 

Madaxda Cariga Ingriiska ee London

 

 

Halkaas oo la filayo inuu kulamo la yeesho madax ka tirsan dowlada ingriiska

 

iyo ururo caalami ah iyo weliba jaaliyada khaatumo stat ee uk ugana xog waramayo khaatumo stat iyo waxyaalaha

 

kasoo cusboonaday gobolda khaatumo stat ee ssc.

 

wixii warar ah kala soco midnimossc.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

khaliif-galaydh1.bmp

 

Waftiga Khaatumo State of Somalia Uu Hogaaminaayo Prof. Cali khaliif Galaydh Oo Soo Caga Dhigtay Magaalada London, UK

February 12, 2012

 

UK:-(RT)Waxa cawaa soo Gaadhay Magalada London Mudane Cali Khaliif Galaydh R/wasaarihii Hore ee Somalia iyo Wafti aad u Culus oo Ka Tirsan Mamulka Khaatumo State of Somalia , Waftigaan Waxay ka soo Kicitimeen Wadanka Norway oo ay ayaamihii ugu danbeeyeyba ku sugnaayeen halkas oo ay kaga qayb galeen shir aylalahaayeen Dowlada Wadanka Norway iyo Mamulka Khaatumo State of Somalia Waftigan Cawa soo Gadhay Wakan Boqor Tooyada Ingiriiska waxa soo dhaweeyey dad wayne aad u Farabadan oo ku Sugayey afaafka hore ee Heathrow International Aiport dad Waynahan oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn ayaa Ruxayey Calanta somalia , waftaan hada soo gadhay wadanka Boqortooyada Ingiriiska. ayaa ka Qayb Galidoonaa Xaflad aad u wayn oo lagu Taageeraayo Mamulka Cusub ee Khaatumo State of Somalia oo ka dhici doona magacalada london,Hammersmith Town Hall

 

Xafladaan ayaa ah mid ayka soo Qayb gali Doonaan maalinta bari ah dad lagu Qiyaasay inka Badan 2000 oo qof waxa lagu qiyasay xafladii ugu wayneed ee lagu qabto wadankaan uk, waftiga aya la filaya inay qudbado ka jeediyaan xafalada maaninta bari ah

 

wixii warka soo kordha kala soco wararkayaga danbe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ogaysiis… Ka Soo Qeybgal Soo Dhowaynta Prof Cali Khaliif Galaydh, London & Birmingham UK

 

 

 

Waxaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Birmingham UK iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in 13/02/2012 galabta isniinta saacadu markay tahay 18:00 laqabanayo xaflad lagusoo dhawaynayo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Professor Cali Khaliif Galaydh,waxaana xaflada lagu gelayaa £10 madashuna waa:

 

Regent park,bangueting Hall,

 

Small Heath

 

B10 0QP

 

Birmingham UK

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Cali_Kh_Galeydh4001.jpg

 

Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Wafti Culus oo ka Tirsan Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Oo Gaadhay Wanka Ingiriiska

 

Waxa Caawa soo Gaadhay Magalada London Mudane Cali Khaliif Galaydh R/wasaarihii Hore ee Somalia iyo Wafti aad u Culus oo Ka Tirsan Mamulka Khaatumo State of Somalia , Waftigaan Waxay ka soo Kicitimeen Wadanka Norway oo ay ayaamihii ugu danbeeyeyba ku sugnaayeen halkas oo ay kaga qayb galeen shir aylalahaayeen Dowlada Wadanka Norway iyo Mamulka Khaatumo State of Somalia Waftigan Cawa soo Gadhay Wakan Boqor Tooyada Ingiriiska waxa soo dhaweeyey dad wayne aad u Farabadan oo ku Sugayey afaafka hore ee International Heathrow Aiport dad Waynahan oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn ayaa Ruxayey Calanta somalia , waftaan hada soo gadhay wadanka Boqortooyada Ingiriiska. ayaa ka Qayb Galidoonaa Xaflad aad u wayn oo lagu Taageeraayo Mamulka Cusub ee Khaatumo State of Somalia oo ka dhici doona magacalada london,Hammersmith Town Hall

 

Xafladaan ayaa ah mid ayka soo Qayb gali Doonaan maalinta bari ah dad lagu Qiyaasay inka Badan 2000 oo qof waxa lagu qiyasay xafladii ugu wayneed ee lagu qabto wadankaan uk, waftiga aya la filaya inay qudbado ka jeediyaan xafalada maaninta bari ah

 

Wafdigan ayaa waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyay qaybo badan oo kamida wada caalamka .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Khudbadii Prof. Cali Khaliif Galeydh iyo Xafladii Khaatumo State ee Magaalada Oslo, Norway

Share this post


Link to post
Share on other sites

The london conference...means nothing its 5 hour conference on the future security situation of Somalia...President Silanyo..has actually been given the oppertunity to give a speech to get wider publicity..which will lead to more investment and more diplomatic connections...as for Somalia...This is not a reconcilation conference...so as of August Somalia is as good as history sorry to say...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

khatumoxaflad14.jpg

 

Wufuud uu Hogaanimayo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Soo Gaadhay Magaalada London Dalka Ingriiska

Sunday, 12 February 2012 | Buhodle.net

 

 

Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo mudan Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalo madaxdda dalka Ingriiska ee London, waftidan ayaa markeedii hore ka soo kicintay magaalada Oslo ee dalka Norway oo ay markoodii hore booqasho rasmi ah ku kala bixiyey dalkaas.

 

Mudane Cali Khaliif Galaydh iyo waftiga Khaatumo State ayaa dalka Norway kula kulmay madaxdda dalkaa gaar ahaan kuwa ugu sarsareeya wasaaradda arimaha debedda ee dalkaa iyo hayaddo caalimi ah oo ka qayb qaata horumarinta wadamada saboolka ah ee dunidda sadexaad oo ay ka mid yahay dalka Soomaaliya.

 

Wufuudan oo markoodii hore casuumad rasmi ah ka helay wadanka Norway ayaa waxa ay dalkaa kaga soo ambabaxeen isafgarad iyo heshiisyo wax ku ool ah uu dhex maray dalkaa iyo maamulka cusub ee Khaatumo State of Somalia.

 

Mudane Cali Khaliif Galaydh iyo wufuudan uu horkacayo ayaa dalka Ingriiskanna u yimid kuwa la mid ah kuwii ay hore ugu tageen dalka Norway, waxaanna la filayaa in ay shirar kala duwan la yeeshaan madax sare sare oo ka tirsan dowladda Ingriiska ugana xogbixiyaan maamulka cusub ee dhawaan ka dhashay woqooyiga dalka Soomaaliya ee la magac baxay Khaatumo State of Somalia.

 

Waxaa kale oo wufuudaasi sida warar hordhac ahi sheegayaan dowladda Ingriiska kala hadli doonaan arimo ku saabsan shirka dowladaasi bishan gudaheedda ku qaban doonaan magaalada London ee lagaga hadli doono arimaha dalka Soomaaliya.

 

Wufuudan ka socota maamulka Khaatumo State ayaa waxay kale oo la kulmi doonaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingriiska ugana warbixin doonaan ujeedooyinka maamulka Khaatumo State of Somalia.

 

Wufuudan uu horkacayo Raisalwasaarhii hore ee dalka Soomaaliya Dr. Cali Khaliif oo ah nin aad looga yaqaano dalka Soomaaliya iyo wadamo kale oo badan ayaa dowladda Ingriiska iyo Jaaliyadda Soomaalidaba si xaqiiq ah uga warbixin doonaan dagaaladda foosha xun ee maamulka Soomaalidiidka ah ka wado degaanadda goboladda SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

wufud uu hogaaminayo ali khaliif galaydh oo gaadhay london

 

 

ee boqortooyada Ingiriiska, iyaga oo ka yimid Wadanka Norway.Wafitgan heerka sare ah ayaa kasoo ambabaxay magaalda Oslo oo hore si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda Norway.Waxayna markii dambe kulan la qaateen Dowlada Wadanka Norway iyo jaaliyadda Khaatumo State, waxaana buux dhaafiyay dad weyne aad u Fara badan oo ku Sugayey afka hore ee International Heathrow Aiport.Shacabka oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn ayaa Ruxayey Calanka soomaaliya, Si ad u diirana usoo dhoweeyey wafdiganoo gadhay wadankaIngiriiska.

 

Dr.Gallaydh iyo wafdigisa ayaa la filayaa inay kulmao la qaataan madaxda dawladda Ingiriisak iyo shacabka rer Khaatumo ee kiu nool dalka Britain

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this