Sign in to follow this  
kingofkings

SAWIRO: Gaadiid Dagaal oo lagu soo Bandhigay Buuhoodle

Recommended Posts

bb19.jpg

Buuhoodle (RBC) Waxaa duhurnimadii maanta magaalada Buuhoodle lagu soo bandhigay saddex gaadiidka dagaalka oo sida ay sheegeen saraakiisha maamulka Buhoodle lagu soo qabtay dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Sooljoogto 00 30-KM u jirta Buuhoodle.

bb21.jpg

C/risaaq Bakeyle oo ka tirsan guddiga maamula magaalada Buuhoodle oo maanta duhurkii u waramay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegay in gaadiid dagaal oo saddex ah ay ku soo qabsadeen dagaalkii maanta.

Wuxuu intaa ku daray in deegaanka Sooljoogto ay hadda iyaga gacanta ku hayaan.

bbb-.jpg

Dhaka maamulka Somaliland waxay iyana sheegeen in dagaalka uu ahaa weerar lagu soo qaaday, ayna ku jebiyeen ciidamada Khaatumo.

Waxaa jiro dhaawacyo la geeyay isbitaalada Buuhoodle iyo Burco kuwaasoo u badan dhinacyadii dagaalamay.

4435.jpg

Xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ayaa galabta degan sida ay wararka nagu soo gaarayaan, inkastoo ay jirto saansaan colaadeed.

b55.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Dad xaqoodi lugu haysto wa aduun gadomay buhodle guul ayaan u rajayanaya. Dhulkeeno dhana waa in aan so xoresana waxkale mesha ma yaalaan dadba dulmi iyo xaqdaro u badheedhay. Baadilna ma waaro waa la wada ogsoonyahay taas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;786836 wrote:
Dad xaqoodi lugu haysto wa aduun gadomay buhodle guul ayaan u rajayanaya. Dhulkeeno dhana waa in aan so xoresana waxkale mesha ma yaalaan dadba dulmi iyo xaqdaro u badheedhay. Baadilna ma waaro waa la wada ogsoonyahay taas

you and me both. Guul SSC :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this