Sign in to follow this  
IAmRevolution

Britain Will Not Recognize Somaliland

Recommended Posts

London,(lasanod Online)- Warbaahinta Lasanod Online ayaa helay xogo dheeraad ah oo ku saabsan Shirka ay dawladda Ingiriisku u qabanayso Somalida,

 

gaar ahaan qodobo la xidhiidha qaddiyadda maamulka Somaliland.

 

Xogahaas oo aanu helnay iyagoo qoraal ah ayaa waxa ka mid ah qoraal ay dawladda Shiikh Shariif u dirtay dawladda Ingiriiska oo ay kaga codsanayso arrimo la xidhiidha shirkaas London ka hor inta aanay aqbalin inay ka qayb galayaan.

 

Qoraalka dawladda Shiikh Shariif oo ka kooban saddex bog, ayaa qodobada ay Ingiriiska ka codsatay in loo damaanad qaado waxa ka mid ah qodob Somaliland ku saabsan oo ah: Waa in dawladda Ingiriisku awoodeeda diblomaasiyadeed iyo siyaasadeed u isticmaashaa sidii ay Somaliland miiska u keeni lahayd iyadoo qayb ka mid ah nabadda balse aan goob jooge ahayn. Qodobkan ayaa wuxuu ku jiraa qaybta ay dawladda Shiikh Shariif kaga hadlaysay dib u heshiisiinta ee qoraalka ay Ingiriiska u dirtay, waxaanu nuxur ahaan qoraalku tilmaamayaa inay dawladda Shiikh Shariif codsanayso inay Somaliland shirkaas ka qayb gasho iyadoo Somaliya qayb ka ah.

 

Qoraal kale ayaa ayaa wuxuu ku saabsanyahay kulan magaalada Nairobi gaar ahaana ka dhacay qolka saddexaad ee hoyga shirarka Qaramada Midoobay, kaas oo dhex maray masuuliyiin ka kala socotay dawladda Ingiriiska iyo Dawladda Shiikh Shariif.

 

Kulankaas oo sida qoraalka ku cad qabsoomay 10 January, 2012, ayaa waxa ay xubnihii ka socday dawladda Shiikh Shariif oo uu Raysalwasaare Cabdiweli Ibrahim Gaas horkacayay ay weydiiyaan masuuliyiintii ka socotay dawladda Ingiriiska arrinta Somaliland, iyagoo codsaday in loo damanad qaado in la ilaalinayo madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliya. Sida qoraalka ku cad waxa ay masuuliyintii dawladda Ingiriisku u cadeeyeen inay ilaaliyaan qaranimada Somaliya, iyagoo u cadeeyay inaanay aqoonsanayn gooni isutaaga Somaliland, balse ay aaminsanyihiin inay Somaliland wax badan ku kordhin karto mustaqbalka Somaliya. Waxaanay cadeeyeen inay Somaliland ku martiqaadeen shirka.

 

Sida laga warqabo Maamulka Somaliand ayaa go’aan ku gaadhay ka qayb galka shirkaas, kadib markii uu guux badan ka dhex kiciyey gudaha maamulka Hargeysa iyo Xisbiyada mucaaradka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

IAmRevolution;785028 wrote:
balse ay aaminsanyihiin inay Somaliland wax badan ku kordhin karto mustaqbalka Somaliya..

 

:D :D

 

Hadday sidaa aamin san yihiin waa inay baryaan Somaliland ''Gadhka iyo gomadda'' intay qabtaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caano_Geel;785041 wrote:
:D
:D

 

Hadday sidaa aamin san yihiin waa inay baryaan Somaliland ''Gadhka iyo gomadda'' intay qabtaan

Sanduulle baad ku soo noqon!

 

A Somali Administration that existed only 2 weeks brought you down to your knees. LOL

 

Wa kii Fuad Adan Cade yidhi, "Aar SNM kaligayd ha noqoto dawlad". LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

With or with our recognition Somalilands statehood is not negotiable its hard earned independence will never ever come in question the world knows that and every one else knows that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;785049 wrote:
With or with our recognition Somalilands statehood is not negotiable its hard earned independence will never ever come in question the world knows that and every one else knows that.

Bla-Bla-Bla !

 

On February 23, you will be sitting in the same room with rest of the Mamuul Goboleeds of Somalia, such as Khaatumo, Awdal, Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Puntland, etc. Your Mamuul Goboleed known as Somaliland will be there as a Mamuul Goboleed part of Somalia. lol

 

LOL @ Hard earned Independence. You live of off European and British Aid money since 1991. In 1992, you fought each other over Qamadii, when the British and the European Aid money didn't arrive as planned, but ever since 1995, the British Aid money was tripled and you guys haven't had any civil war between you minority Reer SNM. You didn't earn anything, you were given all you have by your Queen of England. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ stop crying...with or without recognition Somaliland will never unite with Somalia: and we will take Khatumo with us...:cool:

 

you and what army will or can stop us...keep typing away...haahahah.. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

As long as Somaliland is free and its people live in dignity their children have a future and that's what matters to me the most all the rest is just politics taking part of a conference we will see what the conference brings i am not expecting much of that.It doesn't change the aspirations of the people that live in the Somaliland republic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;785056 wrote:

 

you and what army will or can stop us...keep typing away...haahahah.. :cool:

Your corpses are still scattered in the bushes of Sool-Jogto. You lost over 100 militia in 4 hours, with over 120 injured. All this damaged was inflicted upon you by a single Town.

 

IMAGINE, if Puntland, Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Jubbaland, Banadir, Hiiraan State, South Central State, Awdal State, Maakhir were involved in giving you a Karbash? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;785058 wrote:
As long as Somaliland is free and its people live in dignity their children have a future and that's what matters to me the most all the rest is just politics taking part of a conference we will see what the conference brings i am not expecting much of that.It doesn't change the aspirations of the people that live in the Somaliland republic.

We will give your children a future, we will feed them, cloth them, educate them. They will live under the Peaceful Umbrella of Somalia. Somaliland is a Mamuul Goboleed in Somalia. The sooner you accept this, the better for you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ im not the one rushing hundreds to Galkacyo hospital crying over the number of dead...Buhoodle has been shut down saxib...whether you like it or not: Somaliland is a force to be reckon with...even the bax bax landers are to scared to pass las canod: what does that say about your so called puntland...hahaah...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

IAmRevolution;785063 wrote:
IMAGINE, if Puntland, Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Jubbaland, Banadir, Hiiraan State, South Central State, Awdal State, Maakhir were involved in giving you a Karbash? lol

Nigis kaladh badane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this