Sign in to follow this  
General Duke

UNPOS moving to Mogadishu from Nairobi shocks the Secessionist, why?

Recommended Posts

Madaxweyne; Maantana Maxaad Odhan?

 

 

Muqdisho(Tvsle)-Waxa shalay 17 sannadood ka dib

magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu guuray xafiiska

Qaramada Midoobay ee siyaasadda ee qaabilsan

Somaliland iyo Somaliya.

Xafiiskaas oo uu madax ka yahay Danjire Augustine

Mahiga, ayaa waxa Muqdisho ku soo daabulay laba

diyaaradood, waxaana si diiran u soo dhaweeyay oo

xafladii furitaanka xafiiskiisa ka qayb galay

dawladda Sheekh Shariif oo si weyn ugu sacabo tunay

go’aanka uu Muqdisho ku degay, waxaanu khudbad uu Mr.

Mahiga jeediyay ku sheegay sida uu ugu faraxsanyahay

inuu xafiiskii siyaasadda ee Qaramada Midoobay u raro

Muqdisho oo ah caasimadda dalka Somaliya.

Go’aanka uu danjire Mahiga xafiiskii siyaasadda ee

qaramada Midoobay ugu raray Muqdisho ayaa wuxuu ka

dambeeyay socdaal uu dhawaan halkaas ku tagay

xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki Moon.

Laakiin guuritaanka xafiiskiisani waxa uu saamayn ku

yeelanayaa siyaasadda Qaramada Midoobay ee

Somaliland. Xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee

loo yaqaan UNPOS oo hore u degenaa magaalada Nayrobi

ee dalka Kenya ayaa inkastoo aanu marka horeba wax

nasteex ah u hayn Somaliland, haddana waxa ay dad

badani u arkayeen in ugu yaraan uu degenaanshihiisa

Kenya muujinayay inuu dhexdhexaad ka yahay arrimaha

Somalida, laakiin go’aankiisan haddu wuxuu muujinayaa

inuu si rasmi ah u gudo galay hawshii uu u xilsaarnaa

ee Somaliya, waxaana cad in xafiisyada Qaramada

Midoobay ee siyaasadda iyo mucaawinada hadda wixii ka

dambeeya laga maamuli doono magaalada Muqdisho, taas

oo uu macnaheedu yahay inay Qaramada Midoobay

go’aamisay in Hargeysa laga maamulo Muqdisho. Waxase

aan la garanayn go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka

qaadan doonto Danjire Mahiga iyo guud ahaan hay’adaha

Qaramada Midoobay, waxase la ogyahay in xidhiidhka

Somaliland iyo xafiiska siyaasadda ee Qaramada

Midoobay uu isbedel weyni ku yimid tan iyo intii uu

Madaxweyne Siilaanyo uu xilka qabtay, mana jirin

xidhiidh wanaagsan oo ka dhaxayn jiray xukuumadihii

hore iyo Qaramada Midoobay. Waxa kale oo la ogyahay

sidii adkayd ee uu Madaxweyne Siilaanyo dhawr bilood

ka hor u difaacay Danjire Augustine Mahiga oo ay

xisbiyada mucaaradka iyo bulshada Somaliland ku

eedeeyeen inuu dabada ka riixayay kooxda Awdal State.

Si kastaba ha ahaate waxa ay dad badani sugayaan waxa

ay maantana Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisu

kaga jawaabaan go’aanka ay Qaramada Midoobay qaadatay

oo ay dad badani aaminsanyihiin inuu hoos u dhigayo

meeqaamkii Somaliland. Ma sidii caadada u ahayd ayay

xukuumadu difaaci doontaa Mr. Mahiga iyo

siyaasadihiisa halista ah ee qunyar socodka ah mise

waxay ka qaadan doonaan go’aan cad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahaha....its getting sad Duke....they can move were they like...its not a problem and from what we understand, they moved the political office not the humanitarian and not others....hahaha...so keep it up thinking what u want.. :D riwayad never ending bax bax...thats why they call you lot bax bax landers..

Share this post


Link to post
Share on other sites

i think your slow so ill repeat myself....it does not pose a problem whatsoever. The un is free to choose were it want to be..simple as? you want me to draw your a picture dukey? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;781588 wrote:
i think your slow so ill repeat myself....it does not pose a problem whatsoever. The un is free to choose were it want to be..simple as? you want me to draw your a picture dukey?

Yes kindly draw this picture for me... and I quote from a big secessionist website..

Xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee

loo yaqaan UNPOS oo
hore u degenaa magaalada Nayrobi

ee dalka Kenya ayaa inkastoo aanu marka horeba wax

nasteex ah u hayn Somaliland, haddana waxa ay dad

badani u arkayeen in ugu yaraan uu degenaanshihiisa

Kenya muujinayay inuu dhexdhexaad ka yahay arrimaha

Somalida, laakiin go’aankiisan haddu wuxuu muujinayaa

inuu si rasmi ah u gudo galay hawshii uu u xilsaarnaa

ee Somaliya,
waxaana cad in xafiisyada Qaramada

Midoobay ee siyaasadda iyo mucaawinada hadda wixii ka

dambeeya laga maamuli doono magaalada Muqdisho, taas

oo uu macnaheedu yahay inay Qaramada Midoobay

go’aamisay in Hargeysa laga maamulo Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Dont cry about it later Dukey Ok... Somaliland gets more investment from international countries then Somalia itself prior to the famine its in the hundreds of millions and this money still continues to flow in.. hence why it doesn't really matter where the office is based. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

BLAH BLAH

 

Somaliland is a independent country and it will stat that way for good... Bal yay naan arkin berri iyadoo la leeyahay xafiiskii UNPOS oo la qarxiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dervish   

Somaliland is finished, stick a fork in them they're through. How do they expect to defend themselves against foreign aggressors when they can't even beat a small town.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this