Sign in to follow this  
General Duke

London Conference the terrible dilemma of Somalia's Secessionists......To go or not to go ?

Recommended Posts

Mooshin ka Dhan ah Xukuumadda Somaliland oo Sabtida la Horkeenayo Golaha Wakiillada

Last Modified: Fri 27th Jan,2012

Hargeysa (Jam)- Mooshin ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo ay saxeexeen in ka badan 30 xildhibaan, ayaa la filayaa in la horkeeno fadhiga Sabtida berri ee Golaha Wakiillada Somaliland.

 

Sidaa waxa shaaca ka qaaday xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha mooshinkaas soo diyaariyey oo shir-jaraa’id ku qabtay shalay xarunta Baarlamanka, waxaannu nuxurka mooshinkaas ku tilmaamay inuu yahay mid Golaha Wakiilladu kula xisaabtamayo xukuumadda talada haysa, isla markaana lagaga doodi xaaladaha siyaasadeed iyo nabadgelyo ee waqtigan dalku marayo.

 

“Arrimaha siyaasadeed ee dalka iyo hoggaamintiisa waxa shacabka uga wakiil ah Golaha Wakiillada inay la socdaan kolba halkay wax marayaan iyo ilaalintooda. Waxaynu galnay marxalad cusub oo runtii khatarteeda leh. Haddii aan dadka loo sheegin ama aan go’aan laga soo saarin, sidaa awgeed waxaannu keenay mooshin oo aannu golaha hordhigi doono Sabtida oo uu noqdo qodobka kowaad ee ajandaha oo ay ku jiraan xeerar iyo wayxaabo, laakiin mid ka muhiimsan ayaa yimi, waxaanuna go’aamo ka soo saari doonaa arrimaha sida shirka London iyo arrimaha bariga dalka.”

 

Xildhibaan Bashiir waxa uu sheegay in mooshinkan ay doonayaan inay xaaladda dalku ku qiimeeyaan uu yahay mid loo heellan yahay golahooda dhexdiisa iyo dhinaca dadweynahaba. Sidaa daraadeed, waxa uu rajo ka muujiyey meelmarintiisa.

 

“Mooshinkan aad baa loogu wada heellan yahay, waayo dadweynihii baanu arkaynaa oo dareenkoodii nagu soo jeedo in wixii dareenkoodaa ka turjumaya annaguna aannu ka warbixinno weeye. Waxa mooshinkan saxeexay ilaa sodomeeyo mudane, rag kale oo maqanna way jiraan oo inay ka bataan waa laga yaabaa inta aanaan gudbin,” ayuu hadalkiisa ku soo gebogabeeyey Md. Bashiir Tukaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Shirka Ingiriiska martiqaadkiisii wuu na soo gaadhay, waxase aan ku jirnaa wada tashiyo” ..........................Hargeysa (Jam)- (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay si cad uga hadlay mowqif...

Share this post


Link to post
Share on other sites

download.jpg

 

Hargaysa( Tvsle ) Cali Maxamed Warancade aayaa meel

adag iska taagay in Somaliland wakhtigan ay ka qayb

gasho shirka dalka Ingiriisku uu u qabanaayo

Somalida.

Sidoo kale waxa uu Warancade ku tilmaamay siyaasada

raimaha dibada ee dawladan uu hogaamiyo Madaxweyne

Axmed Siilaanyo mid ka leexatay wadadii ay hayeen oo

uu ku tilmaamay inay ahayd mid lagu ixtiraami jiray

gooni isku taaga Somaliland.

Cali Maxamed Warancade wax uu sidan ku sheegay

waraysi Khaasa oo uu siiyay b wargayska Geeska

Afrika, sida oo kale waxa uu waraysigan kaga hadlay

khilaafkii xisbigooda labada garab u kala jabiyay

goorta xal laga gaadhaayo iyo arimo kale oo ay kamid

yihiin xafiiska Qaramada midoobay ee laga furay

magaalda Muqdisho. Waxaanu waraysigaasu u dhacay

sidan:

Cali Maxamed Warancade waxaad ka mid tahay

siyaasiyiinta reer Somaliland wakhti badana maamulka

dalka waad ku soo dhex jirtay, waxa jira shir

baryahan aad loo hadal hayay oo dalka Ingiriisku uu u

qabanaayo Somaliya, shirkaas oo Somaliland-na lagu

soo casuumay adigu sideebaad u aragtaa shirkaas?

Runtii anigu waxaan u arkaa shirkaasi inuu yahay shir

khatar ku ah Somaliland, Himiladii labaatanka sano

iyo intii ka horaysayba aynu u soo dagaalanayna uu ka

hor imanaayo, runtii imika inooma cusba in laynoo

yeedho oo shirarka Somaliya laynooga yeedho mudadaas

labaatanka sano ahaydba waa laynoo yeedhayay, hasa

yeeshee inagoo intan ka itaal daran, oo ka dhib

badan, oo ka dawlad yar, oo ka dhaqaale xun ayaa

laynoo yeedhayay markaa marnaba hadafkeena kamynaan

leexan mudadaas labaatanka sano ah.

 

http://www.tvsomalilandeurope.net/?page=newsReadDetails&Detail=4912

Share this post


Link to post
Share on other sites

again...basic consultations never pose any problem...i think the reason why you post it is because it actually poses a real problem to you...its okay to beg Dukey, between me and you...Somaliland will not attend, understand that...so as they say mate..the curtain is closed bye bye Somalia...hello AU protectorate state of Somalia :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

thats the best you can come up with...o faisal ayaa calacalaya...saxib..Garowe accord mean nothing, the previous 20 somali conferences mean nothing, the london conference will mean nothing...as we have seen and will see. Knowing faisal hes more worried about the children and teenage boys dieing in record numbers in buhoodle..i know the man... so dukey enjoy your little session just dont explode over your keyboard. haha..

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;781593 wrote:
thats the best you can come up with...o faisal ayaa calacalaya...saxib..Garowe accord mean nothing, the previous 20 somali conferences mean nothing, the london conference will mean nothing...

If thats true, why are the secessionist in an uproar? Why is Faisal Waraabe, "a man who does not worry" according to you is rattled. That he mentions Garowe accord, the PM and the fact the London meeting is altogether different than what came before?

Share this post


Link to post
Share on other sites

he can mention what he likes doesnt mean he is worried...okay...do me a favour then...lets have a bet...as i predict the london conference like the rest will be nothing, and have no impact what so ever...and the Garowe accords (of which the only reason why you even mention it is because its based in your dusty little village of garowe) means nothing...at the end of feb when this comes to be...I WANT YOU TO POST A PICTURE OF YOU KISSING THE SOMALILAND FLAG...? deal???

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool. A pure secessionist delusion. Adeer I will make a bet with you when you become a senior Nomad worthy of the backbone. Or if the other secessionist big wigs can vouch on your behalf.

 

The great thing here is that we have Faisal on audio, crying and mentioning names. In comparison who are you? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this