Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Military armed forces clash with clan rebels in buuhoodle

Recommended Posts

Dagaal Culus Oo U Dhaxeeya Ciidamada Awooda Badan Ee Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyo Beeleedyo Reer Sool Ah Oo Hadda Ka Socda Jiida Hore Ee Buuhoodle

 

Buuhoodle (Ramaas) Jan 26,2012 – jiida hore ee Buuhoodle oo ay fadhiisimo badan ku leeyihiin ciidamada qaranka Somaliland ayaa waxa ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Qaranka iyo Maleeshiyaad taabacsan Maamulka laga iclaamiyey Taleex.

 

Dagaalkan oo aan ilaa hadda la garanayn waxa dhaliyay ayaa hadda waxa uu goor-dhawayd ka bilowday jiida Buuhoodle, sida ay sheegayaan wararka halkaasi laga helayo.

 

Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan oo la xaqiijiyey in ciidamada qaranku u adeegsanayaan hubka noocyadiisa kale duwan, si ay Maleeshiyaadka dagaalka kula jira uga takhalusaan, kuwaas oo intii ka dambaysay dagaalkii ciidamada qaranku Buuhoodle ku qabsadeenba isku urursanayey deegaano ku dhow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this