Sign in to follow this  
Liibaan

KhaatumoState Condemned TheMassacre of Civilians in LasAnod/Buhodle by Warlord Silanyo Clan-militia

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

Afhayeenka Maamulka Khaatumo State Oo Ka Hadlay Xasuuqii Laascaanood iyo Buuhoodle

Lasanod Online Sunday, January 22, 2012

 

 

 

 

 

 

Taleex,(Lasanod Online)-Waxaa Maanta Si rasmi ah Qasriga madaxtooyadda ee Maamulka Khaatumo State ee Degmada Taleex shir jaraaid ku qabtay

 

 

 

afhayeenka maamulka khaatumo State Of somalia Mr Cumar Jaamac Saleebaan waxa uuna Cumar ka hadlay arimaha Foosha Xun ee Maamulka Somaliland ka wado Goboladda Sool iyo Cayn ee Maamulka Khaatumo State of Somalia,waxa uuna Mr Cumar Sheegay in aanay mamulka Khatumo u Dul qaadan doonin Xasuuqa ay ka wadaan Goboladda SSC,isla markaana ay ka Bixin Doonaan Jawaab Ficilaysan, Halkan kadaawo video-ga Shirsaxaafadeedka.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Laascaanood

 

Laascaanood Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maamulka Khaatumo State Of Somalia Oo Canbaarayn Dusha Uga Tuuray Maamulka SNM Xasuuqay Kageysteen Magaalada Laascaanod

 

MaamulkaKhaatumoState of Somalia ayaa maanta si wayn u canbaareeyay Xasuuqii shalay loo gaystay shacabka ku dhaqan magaalada laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.

 

dhanka kale waxay digniin uculus udireen ciidamada Maamulka SNM ee kusugan magaalada Laascaanood inay si deg deg ah ugala baxaan maleeshiyaadka halkaasi ku sugan hadii kale cawaaqib xumada ay kala huleelaan ay dusha uridan doonaan.

 

Shir saxaadeedka ka soo aqalka madaxtooyadaMaamulkaKhaatumoStateayaa waxaa saxaafada u akhriyey Afhayeenka Maamulka Khaatumo State Cumar Jaamac Saleebaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

CANBAAREEYNTA TACADIYADDA IYO XASUUQADDA S/LAND KA GEEYSTEEY M/LAASCAANOOD

 

Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo Cadaaladda codka

xoriyad difaaca,midnimo illaalinta,karaamo dhoowrida iyo wanaag ka

shaqeeynta,dulmi diidaha,dagaal iyo colaad ka soo hor-jeedka,xumaan

ka fogaanshaha,xasuuqi iyo gumaad diidaha iyo gumeeysi iyo gunimo ka

soo horjeedka.

 

Waxaanu si cad oo qeexan canbaareeyn culeeyskeeda leh halkan uga soo

gudbineeynaa Maamulka S/Land Xasuuqii,Tacadiyadii iyo fafalkii naceybka

iyo Somali kala fogeeynta ku saleeysneyd oo Ciidankooda(hab Beeleedka ah)

Maleeshiyaadka xanuunka iyo cunsuriyadda ku gaashaaman eey ka geeysteen

Magaalada Laascaanood xarunta G/Sool(Dhimasho,Dhaawac xad dhaaf iyo Hanti

Burburinta)si cad loogu beegsaday Bulshada rayidka ah oo weliab u badan:-

Haween,Caruur iyo Waayeelba.

 

Dhaq-dhaqaaqa Nabada wuxuu qiraayaa in Falkaas waxshinimada iyo naceeybku

heerka wuu ka gaareeyn Guud ahaanba:-Maamulka,Golayaasha,Culimaa-udiinka,

Hogaan Dhaqameedka,Xisbiyada Siyaasadeed,Ururdda Bulshadda iyo Jaaliyadda

Qurba Jooga ah ka turjumaayo cunsuriyadda iyo somaalidiid-nimada xanuunka

dilaaga ah ku noqoday Beelaha Maamulkaas oo shaatigii Jabhadnimada la soo

Baxay(SNM-tii)waan arrin ayaan daro ah si weyna u dhaawacday magacii iyo

maqaamkii Maamulkaas iyo bulshadiisaba.

 

Dhaq-dhaqaaqa Nabada wuxuu masuuliyadda dhibaatadaas xanuunka weyn leh dusha

uga tuuraayaa Hogaanka S/Land,Golayaashiisa,Xisbiyadda,Hogaan dhaqameedka iyo

Culumaa-udiinka oo si cad uga leexday habkii toosanaa oo shareecada Islaamku

dhigeeyso oo aheyd:-Wanaag ka shaqeyn,Nabad raadiin iyo dhibaato ka fogoow.

 

Dhaq-dhaqaaqa Nabada wuxuu qeexaayaa in Hogaanka S/Land iyo Taliyaasha Ciidanka

ama Meleeshiyaadka Beeleedka ka amar qaata in eey yihiin gacan ku dhiiglayaal,

Xasuuqayaal iyo Dagaal Oogayaal mudan in la maxkamadeeydu oo cadaalada la hor-

jeedo(Maxkamada Dembilayaasha Dagaalka).

 

Dhaq-dhaqaaqa Nabada,Midnimadda iyo Cadaalada waxeey halkan tacsi uga diraayaan

Dadkii Xasuuqaas ku naf waaweyn iyo kuwa ku dhaawacmayba oo gacanta ka xaq daran

dhibaateeysay.

 

-Guul Qaranimadda iyo Midnimada Somaaliyeed).

-Afhayeenka Guud Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed

Nabadda,Midnimadda iyo Cadaaladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

crying about Guul Qaranimadda iyo Midnimada Somaaliyeed .... tolloooow yaaa Djibouti o yedhaaa..so somali maha..?? To believe in the 5 pointed star is to except Somaliland. If Djibouti is gone, if NFD is gone if Somali Galbed is gone then kiss the union between Somaliland and Somalia goodbye we have them all or we have none.

 

Waa crocidle tears...they dont give a dam about Somali unity...lakin we called their bluff. hahaah :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Xasuuqa shacabka walee xisaab ba ka danbayn

 

Hermet no one cares if somaliland is gone, they can take their three cities whereever they want yaa wax ku falaya and I never understand why they dnt accept their three cities and look for their recognition? U folks always talk abt dijibouti and u know how small it is marka ii sheeg waxa umada kale xaqeeda ku falasiin? Uff dad caqli biya lagaga shubay stick to yur three cities..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasuuqii shacbigi Somaliland horee xisaab tee ba ka danbaysay???

 

tiii 1991 lagu heshiyay so maha..oo Somaliland lagu dawaqay oo reer las canod na ay jogeeen...lets not kid ourselves..xasuuq mesha kamu dicin...70 thousand people were killed in Hargaisa, Burco, Erigavo, Berbera, etc.. yaaa la la xisabtamay...this is no genocide, protests happen and loss of life happens...its a fact. over dramatic people...Somaliland waa muqadas..the world does not function according to the dreams of Aaliyaah but Africa is divided along colonial lines not clan lines...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Markasta xaqdaradina laga hadlo ama awdal ha noqoto ama reer SSc saad u galisiin waxad ka hadashan wixi hargaisa ka dhacay as if that justifies it caqli xumo..secondly no one believes in those colonial borders other than somaliland marka gumesi hadad saas u jeceshihin u folks should attend that conference Britain is holding and ask them to colonize your three cities cuz seriousaly dhib ba ni haysata if u guys cant move on

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this