Sign in to follow this  
AsadSL

Puntland Vice President Says Puntland will go to War With Somaliland

Recommended Posts

^^^ we will see taleexi.. from time began saxib..history has Somaliland at an advantage...from the tribal wars of the past, to sayid abdulle hassan to even your great adeer Siad Bare we know the name of the game...no need for crocidle tears..Still undefeated and will continue to be so..so invite bosaso and garowe to the party on both sides we are about less then 25 miles away..An army sits in Erigavo and another one sits in las canod. Not only will the khatumo people lool sit back down but we will permanently shut up these so called bax bax landers as well.:D so etheir way we will destroy each other and finish this game once and for all..but dont be surprised when Somaliland's flag is flying over garowe and bosaso and they holding demonstrations as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

“Waxaanu Doonaynay In Taleex Laga Soo Saaro Talo Ciidamada S/Land Ee Afarta Sano Iyo Dheeraadka Haysta Laascaanood Lagaga Xoreeyo, Laakiin Koox Ayaa Ku Soo Duushay”

C/Samad Cali Shire, Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland

Hargeysa, January 22, 2012 (Haatuf) - Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland C/samad Cali Shire ayaa cambaareeyay maamul goboleedka Khaatumo ee lagaga dhawaaqay shirkii ka socday degmada Taleex ee gobolka Sool, sheegayna in shirkaasi oo ujeedada laga lahaa ay ahayd sidii beesha *********** loo midayn lahaa, isla markaana ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan deegaanada gobolka Sool looga xorayn lahaa ay ku soo duuleen koox siyaasiyiin ah oo shirkaasi majaro habaabiyey, waxaanu intaa ku daray in maamulka Puntland aanu aqoonsanayn go’aanada ka soo abxay shirkaasi Taleex.

C/samad Cali Shire waxa uu sidaasi ka sheegay xaflad lagu xusayay maalinta saxaafada Somalia, oo lagu qabtay shalay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.C/samad Cali Shire oo isagu kasoo jeeda deegaanada Taleex ee shirkaasi lagu qabtay, ayaa khudbadii uu ka jeediyay madashaasi oo uu kaga hadlay, waxa uu yidhi “Shirkaasi Taleex lagu qabtay oo ay abaabulkiisa lahaayeen Madaxdhaqameedyada beesha *********** oo ujeedada laga lahaa ay ahaayeen in natiijo wanaagsani ay ka soo baxdo, oo beesha *********** lagu mideeyo, kadibna Ciidamada qaranka Somaliland ee muddada afarta sano iyo dheeraadka haystay Laascaanood laga xoreeyo, nasiib daro koox siyaasiyiin ah oo shirkaasi kusoo duulay ayaa natiijooyinkii laga lahaa marin habaabiyey, waxyaalaha ka soo baxayna maaha waxyaalo lagu qanci karo, ciidamada qaranka Somaliland waxaan ugu baaqaynaa inay ka baxaan deegaanada gobolka Sool”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

This issue is embarrasing on many fronts.

 

VP of Puntland asking SSC clan to free Sool from SL, so Puntland can some back. And worse some folks like Taleexi, support this cause.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are these people neva tired of nonesense calling for war when ultimately lose on every front!!!

Mogadishu...lose

Kismayo...lose

Hargeisa & Burao...lose

Lascanod..lose

Buhodle..lose

Time to make thm shut up permenantly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Those puntland boys are not going to do anything. They're in dilemma right now, they're looking to strike it rich for oil when there is instability in the region. Its not in their interest to do anything right now. They can sit and watch as situation unfolds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this