Sign in to follow this  
The Hermet

Puntland Oil Capibility, Think Again?

Recommended Posts

Puntland iskuma qabato burcadbadeed iyo ceel shidaal (Tolow ma ******bi doontaa riyada Faroole?!!)

 

Dowlad goboleedka ka dhisan gobolka W/Bari ee Soomaaliya lana baxay Puntland State oo Madaxweynaha ka yahay C/raxmaan Xaaji Maxamuud Faroole ayaa u muuqda maalmahaan mid ku jira riyo dhalanteed ah oo dad badan ay shaki geliyeen inay ******beyso, “Puntland iskuma qabato burcad badeed iyo ceel shidaal”.

 

Iyadoo dowladda Puntland ka jirta lala wada socdo in bilihii ugu dambeeyay itaalkeedu sii laciifayo oo aanayba xakameyn karin dagaallada, dilalka qorsheysan iyo qaraxyada lala beegsanayo mas’uuliyiinteeda oo degaanadaasi ay ka abaabulayaan kooxo wejiyo badan balse ka kooban Shabaabka gobolada W/Bari iyo burcad badeeda dhaqaalaha faraha badan ku heysata goboladaasi isla markaana xeebaha gobolada Puntland maamusho ay ku heystaan maraakiib fara badan oo madax furasho lacageed loogu heysto.

 

Madaxweyne Faroole oo iska dhega tiraya ficilladaasi ayaa wuxuu ku haminayaa in gobolka Daroor uu ka qodo ceel shidaal si uu uga helo daqli fara badan, hase yeeshee aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweyne Faroole ay u taallo howsha ugu horeysa oo ah sidii uu amniga gobolada maamulkiisa hoos yimaada uu u xaqiijin lahaa, halka taasi bedelkeeda ka door biday inuu ceel shidaal ka qodo gobolka Daroor.

 

“Puntland iskuma qabato burcadbadeed iyo ceel shidaal” sidaas waxaa kale oo ku taliyay xeel dheerayaal u dhuun daloola arrimaha Soomaaliya, waxayna ka digeen haddii Faroole iska dhega tiro inuu wax ka qabto dhinaca nabadgelyada ay xaaladu ka sii dari doonto.

 

Warbixin dhowaan uu soo saaray mac-had yaala wadanka Ingiriiska ayaa sheegtay in dhaqaalaha faraha badan ee burcadbadeeda ay ka qaataan maraakiibta ay ka soo afduubtaan xeebaha ka baxsan Soomaaliya in lagu dhiso magaalooyinka waaweyn ee gobolada Puntland.

 

Madaxda maamulka Puntland oo ka jawaabayay warbixinta mac-hadka Ingiriiska ayaa been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay in dhaqaalaha burcad badeeda lagu dhiso degaanada Puntland, hase yeeshee hadalka madaxda Puntland oo sida muuqata aan waxba ka jirin, bacdamaa runta biyo kama dhibcaanka ahina tahay in burcad badeeda dhaqaalahoodu qeybta ugu weyn ka qaatay dhismayaasha casriga ah iyo dabaqyada naqshadaha kala duwan oo klu yaala magaalooyinka Garowe, Boosaaso iyo gobolada kale ee W/Bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa warbixin talo ah, macquulna na noqon karta

 

Horumar dhaqaale oo dalka usoo kordha waa noo wada faa'ido waxaanse ka shaki sanahay gaaladaan degdega wax ku qodaysa inay meesha macdan aanan aqoon u lahayn ku ******** intaan riigga fiirsanayno xoolo badan meesha lagala baxo hadhowna yidhaahdaan meesha dhagax aan dhaafi wenay baa ku jira ama nabad galyadeenaan u baqnay, aqoonyahanada dhulaka hoostiisa waa ku yar yahiin somaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

if it starts raining gold..i dont want a single gram of it...but unlike you im a realist. without security, without infrasutrure, without the proper refining capabilities its all hot air...so like in the political realm it seems on the economic level your also dreamers...loool...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The haters never cease to amaze me. A historic day for all somalis and these rats are crawling everywhere!!! just make sure the rats dont get caught under drill cause you will get squashed

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;776238 wrote:
if it starts raining gold..i dont want a single gram of it...but unlike you im a realist. without security, without infrasutrure, without the proper refining capabilities its all hot air...so like in the political realm it seems on the economic level your also dreamers...loool...

We have more oil than them...check my posts on the otha PL oil thread, ofc Planders make everything a show!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I know we do but there is no point of talking about it until the refineries are in place and serious players are involved not as is the case with puntland and its dodgy Aussie companies...lool..

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Meshaan xaasidnimo kuma qorna yaa detoore xoogaa yaroo milaxana waa iska caadi

 

Balse odayaasha markay buffet furan kasoo casheeyaan hadii gaalku yiraahdo how is the test sure they say good

waan in aqoonyahanku ku xisaabtamaa khayraadkiis ogyahayna waxa meesha ka socda,puntland iyo somaaliya oo dhan hadii aad airport deeda kalasoo dagto madax dad ama aad ka dhoofiso way adagtahay inay ogaadaan ama xoogaa hoos ka tuura,

La soco xaaladda hoose hadii kale nin gaajaysan oo casho la siiyay baad noqon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

saxib alxamdulilah ilahay waligan gajo imu tusin..qarankayga mu tusin..inti somalia an ka mid ahayn moyaan...so if it works out mashallah enjoy..but realistically speaking without the refineries and other stuff its just a whole in the ground...but if it does work out all the best to you...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

burahadeer;776250 wrote:
We have more oil than them...check my posts on the otha PL oil thread, ofc Planders make everything a show!

Hahahahahaha qosol badhanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

The Hermet;776264 wrote:
saxib alxamdulilah ilahay waligan gajo imu tusin..qarankayga mu tusin..inti somalia an ka mid ahayn moyaan...so if it works out mashallah enjoy..but realistically speaking without the refineries and other stuff its just a whole in the ground...but if it does work out all the best to you...

Waa runtaa adeer soomaaliya gaajo ma taalo maahan sida reer galbeedka waa un naanays naloo qariyo

Khayraadka wadanka waa la wada leeyahay ha lla ilaashado meeshuu doono haku jiree waa intaas un.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this