Sign in to follow this  
galia

Clashes in Puntland Leave Hundreds Dead

Recommended Posts

galia   

The warlord that now finds himself to control Puntland has found that people are sick and tired of theft, killings and have picked up their arms to free themselves of this blood thirsty warlord

 

 

 

Mujaahidiinta Caalmadow oo Weerar ku ekeeyay Ciidanka Ashahaado la dirirka ee Puntland .

 

Tuesday, 10 January 2012 21:23 Maamulka AmiirNuur Hits: 754 .

 

 

.

 

Mujaahidiinta Galgala ayaa caawa weerar qorshaysan ku qaaday saldhig ay maleeshiyada Murtadiinta Faroole ku leeyihiin inta u dhaxaysa Laag iyo Sugure.

 

 

 

 

 

Ugu Yaraan 9 katirsan maleeshiyaadka maamulka Ashahaadda ladirirka Puntland ayaa ku dhintay dagaal aad u cuslaa oo caawa fiidkii ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari.

 

 

 

Ilo Xog-ogaal ah oo ay wareysatay AmiirNuur Media kana tirsan Mujaahidiinta Galgala ayaa Xaqiijiyay in ciidankooda ay soo afjareen saldhig ay ciidamada PIS-ta ku lahaayeen Sugurre welina ay wadaan Holwgallo lagu sifeynayo maleeshiyaadka Puntland, Maleeshiyaadkaas ayaa markii ay jabeen ka firxaday goobta dagaalka .

 

 

 

Dagaalka Caawa ka socda Sugurre waxaa si aad ah jugtiisa looga maqlayaa magaalada Boosaaso, wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta ay gaadiid dagaal ka kaxeysteen Sugurre balse warkaasi ma cadda.

 

 

 

Hadaba warkaas oo faahfaahsan iyo waxa ay ka yiraahdaan Maamulka Gaala Kalkaalka ee Faroole waxaynu idiin kugu soo tabin doonaa wararkayaga danbe hadii Rabi idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this