Sign in to follow this  
The Hermet

Puntland tries to sabotage the Talex Conference as deep divisions still remain among delegates

Recommended Posts

Maamul Goboleedka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyay Natiijada Ka Soo Bixi Karta Shirka Beelaha *********** Ee Degmada Taleex.

 

Garoowe(Ramaas) Jan. 7, 2012- Waxa maalmahan isa tarayay walaaca ay madaxda maamulka Puntland ka qabaan shirka Khaatumo 2 ee beelaha Dhulhabante uga socda degmada Taleex ee gobolka Sool.

 

Puntland ayaa ilaa intii uu shirkan furmay si dhaw ula socotay dhaqdhaqaaqyada ergada shirka ka qaybgalaysa, oo la sheegay in ay xusul duubayaan sidii gabagabada loogu dhawaaqi lahaa maamul la magacbaxay Darwiish State oo ka madaxbanaan doona Somaliland iyo Puntland oo gacanta ku hayo dhulka ay degto beesha *********** ee gobolada Sool, Sanaag Bari iyo Buhoodle, iyada oo maamulku ay qorshaynayaan sidii loo mijaxaabin lahaa shirkaas.

 

Waxa goobtu shirka Khaatumo ka socda ku sugan masuuliyiin ka tirsan Puntland, kuwaasoo kulamo gaar ah la leh kooxo ay u arkaan ay daacad ka yihiin masaaliixdooda, waxaana ay wadaan dadaalo ay kaga hortagayaan baajinta ku dhawaaqida maamulka Darwiish State oo khatar gelin kara jiritaanka Puntland oo ku dhisan beelo wadaaga magaca *****, laakiin aan lahayn mawqif midaysan.

 

“ Waxa halka kan ka socda qorshe ay wataan niman ka yimid xaggan Puntland oo doonaya in aanaan tashan oo aanu daba joog u ahaano qoladan na haysatay weligayo iyo kuwa maamulka Somaliland oo kala qaybsaday dhulkii iyo Arladii beel weynta Dhulhabahante, waan arkay raga Puntland oo kolba oday meel kula dhuumanaya” ayuu yidhi mid ka mida odayaasha shirka ku sugan ee la hadlay shabakada wararka ee Ramaasnews.

 

Shirka Khaatumo ayaan ilaa hadda laga lahayn aragti isku mid ah, iyada oo wufuudo ku kala qaybsan yihiin ajandayaasha la hordhigay, inkastoo qodobka aayo-ka tahsigu yahay ka keliya oo isku soo xooriyay beeshaas.

 

 

http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Maamul-Goboleedka-Puntland-Oo-Walaac-Ka-Muujiyay-Natiijada-Ka-Soo-Bixi-Karta-Shirka-Beelaha-***********-Ee-Degmada-Taleex.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

What a crock of ... It is a plus rather than a minus for Puntland that the meeting goes well.

 

Kulahaa it's Puntland that tries to sabotage it.. All I see is your fingers shaking while you press your keyboard.

 

Also it's a #DeadLink you posted... Goes to show what you're up to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

http://ww.ramaasnews.com/ and scroll down...

 

furthermore...Somaliland has nothing to be worried about because like i said before: It is not illegal for Somaliland clans to hold conferences. So by all means go for it...and we also know that in the end when the plastic chairs are sold..it all ends up in buhoodle considering every other city is a Somaliland strong hold. so this conference should be used as a way for the people of the far eastern corner of Somaliland to come up with ideas on development.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No somalian mentality here saxib...its a Somaliland thing...you wouldnt understand even if i painted you a picture. Puntland is the one with delegate there not Somaliland shows who is really worried.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Puntland doesn't have its clan elders speaking out against this conference like the triangle state.

 

And we online Puntland supporters aren't posting #Deadlinks to back up our fabricated bull.

 

Check yo' self before you wreck yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well facts on the ground prove the contrary my pirate friend...on the contrary. And Somaliland is more powerful then anything your three villages can ever muster up...thats the reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

focus on feeding your people like i said earlier walahi that should be your priority and your struggle with one city state Galmudug saxib...this is big boy politics.. maybe when your older you can participate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this