Sign in to follow this  
Maaddeey

War deg deg ah: Mujaahidiinta oo Gaadiid dagaal ku qabsaday Gedo

Recommended Posts

Maaddeey   

War deg deg ah: Mujaahidiinta oo Gaadiid dagaal ku qabsaday Dagaal ka dhacay meel ,ku dhaw Dhamase Gobolka Gedo.

Friday, 06 January 2012 14:32

Ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Gedo iyo dadka deegaanka ayaa goordhaw lawareegay gaadiid dagaal oo ay la socdeen ciidamo Soomaali iyo Kenyaati ah.

Wariye ku sugan Gedo ayaa soo sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay qabsadeen gaari nuuca Kooyalka loo yaqaan ah ayna dileen dhamaan wixii Askar ahaa ee gaariga lasocday.

 

Weerar kamiin ah oo ka dhacay wadada isku xirta Dhamase iyo Ceel Cadde ayay mujaahidiinta iyo dadka deegaanka ugu suuragashay in ay qabsadaan gaari dagaal mid kalane gubaan.

 

Sarkaal sare oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa AmiirNuur Media u xaqiijiyay in mujaahidiintu gacanta ku hayaan gaari Kooyal ah 7 Meyd oo Somaali iyo Kenyaan ah islamarkaana ay qaniimeysteen 3 qori nuuca PKM ah iyo dhowr kale oo AK47 ah.

 

Ciidanka Kenya ayaa la sheegay in ay ku baxsadeen 2 gaari waxayna u carareen dhanka Tuulada Dhamase oo dhacda xad beenaadka.

Faah Faahin dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mujaahidiin ma aha sababtoo ah shuruudihii jihaadka maysan kulmin sidaa daraadeed ayaka iyo ku ay la dagaalamayaan waa isku mid.

 

Ma is waydiisay, yaa jihaadka u iclaamiyay ?

Yay la jihaadayaan?

 

Diintu xamaasad iyo xanaaq ku ma tiirsana. Waxaa jiro culumo looga danbeeyo diintaan islaamka ah marka yaaweye culimada u fatwootay in Somalia waxa kajira ay tahay jihaad?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Maaddeey, your bearded Moo.r.yaan are on the run. Let us talk about them in a week's time. Today, in the Jubbas, they were wailing and warning people that anyone who works with the 'infidels' when they come (this shows they have already given up) will be killed. Gaaladiibaa soo socotee ciddi la shaqaysa ha ogaato inaan magaalada joogno oo aan ugaadhsan doono thing.

 

The Alshabab are feeling the heat.

 

The funny thing is I heard whereever the Ethiopians march the Alshabab are feeling well ahead of the attack. They are offering a bit of a fight back in the Kenyan front. Fulay! Moor.yaan Gareey ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dont forget: Taking a city is the easy part: in warfare the challenge has always been maintaining it. Kenya, Ethiopia, TFG can take a city here or there but can they hold it with an insurgent movement such as the alshabab i doubt it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even though im not a supporter of Alshabab or anyone who subscribes to that view: Islamically speaking when non-muslims invade you are allowed to call it jihad. The problem with Alshabab is bad PR, they seriously need to improve their image and stop killing innocent people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^they consider killing innocent is part of the Jihad therefore, the goal they r trying to acheive is more important than the lives they take everyday and that is their caqiidaha !

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Baghdad Bob, take a chill pill budd. Your diabolical wadaads just vacated buurdhobo on their own and without a bullet being fired to them. I guess this time they didnt want to be shaheeds!

Rumor has it, the pickering within their top ranks is at its highest ever seen and some said they are dividing them selves on the basis of tribal affiliations. Who could have thought they will get this low?

 

Maaddeey;771042 wrote:
"KDF &TFG apostates in a convoy of 6 cars ambushed between Dhamase & El Addee, Gedo region. They all fled within 20 minutes, leaving 7 bodies"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this